Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Gambool

TOOS-Doorashada madaxweynaha Jubbaland ee Kismaayo ka socota.

Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaark ah ee Jubbaland waxaa ka socota doorashada madaxweynaha oo ay ku loola mayaan madaxweynaha… Sii akhri

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Kiiskii Caasha Ilyaas oo saaka markii 3aad ay dhegaysan doonto maxkadda sare ee Puntland.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland waxaa saaka dib uga furmi doona dhegaysiga kiiskii marxuumad Caasha Ilyaas Aadan oo ahayd 12 jir… Sii akhri

Kismaayo oo maanta 2 doorasho martigelinaysa & wararkii ugu dambeeyey.

Posted on August 22, 2019August 22, 2019 by Gambool

Magaala madaxda kumeel gaarka ah ee Jubbaland ayaa maanta waxaa ka qabsoomi doonta doorashada madaxtinimada ee maamul goboleedka Jubbaland. Doorashadaan… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo markii 3aad dhegaysanaysa kiiskii Caasha Ilyaas.

Posted on August 21, 2019August 21, 2019 by Gambool

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa berri oo Khamiis ah waxa ay markii 3aad u fariisan doontaa dhegaysiga kiiskii kufsiga iyo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo qaabilay wasiiru dowlaha Ingiriiska ee Africa.

Posted on August 21, 2019August 21, 2019 by Gambool

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiiru dowlaha arrimaha dowladda Ingiriiska u qaabishan… Sii akhri

Wasiir Beyle oo ka hadlay sababaha ay lacagta cusub ee Shilling Soomaaliga u daabici waayeen & deyn cafinta Soomaaliya

Posted on August 21, 2019August 21, 2019 by Gambool

Wasiirka maaliyadda xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Dr Cabdiraxaan Ducaale Beyle ayaa ka hadlay arrimaha deyn Cafinta Soomaaliya, waxyaabaha hortaagan… Sii akhri

Wasiiru dowladda wasaaradda caddaladda Puntland oo xilka loo dhaariyey.

Posted on August 21, 2019August 21, 2019 by Gambool

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goobjoog ka ahaa dhaarinta Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka dowladda… Sii akhri

Wakiilka Suuriya ee Qaramada Midoobey: “Maraykanka iyo Turkigu ciidankooda hanagala baxaan”

Posted on August 21, 2019August 21, 2019 by Gambool

Danjiraha dalka Suuriya ee Qaramada Midoobey Bashar al-Ja’afari ayaa ugu yeeray dalalka Maraykanka iyo Turkiga inay dalkiisa kala baxaan waxa… Sii akhri

Somaliland oo ka hadashay khasaaraha ka soo gaarey dagaalkii Hadaaftimo farriina u dirtay Puntland.

Posted on August 21, 2019August 21, 2019 by Gambool

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay dagaal gelinkii dambe ee shalay degmada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo… Sii akhri

Kulan dhexmari lahaa Trump iyo dhiggiisa Denmark oo u baaqday muranka jasiiradda Greenland.

Posted on August 21, 2019August 21, 2019 by Gambool

Guud aahanba waxaa baaqday kulan ay yeelan lahaayeen madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump iyo dhiggiisa wadanka Denmark Mette Frederiksen. Baaqashada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close