Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Xildhibaan Maxamed Deeq oo ku baaqay in laga banaan-baxo nidaamka 4.5

Garowe(pp) Xildhibaan Maxamed Axmed Ibraahim (Deeq) oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka banaan baxaan… Sii akhri

Posted on December 16, 2015 by Ducaale

Madaxweynaha Gal-mudug oo tagay Baladweyne

Posted on December 15, 2015 by Ducaale

Baladweyne(PP):Madaxweyne maamul Gal-mudug iyo Wafti wasiiro ah ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iygoo utagay xasilinta dagaal… Sii akhri

Dood ku saabsan habka loo wajahayo doorashada 2016 iyo diid-mada 4.5

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by Ducaale

Weli waxaa muran ka taagan yahay habka lagu salayno soo xulista Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo nidaamka habka deegaanka iyo… Sii akhri

RW.hore Somalia oo ka hadlay kala aragti duwanaanta doorashada 2016

Posted on December 15, 2015 by Ducaale

Ra’iisul Wasaarihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kala qayb sanaanta madaxda Soomaaliya u dhaxaysa ee ku aadan… Sii akhri

Madaxda ku sugan Muqdisho oo weli isku mari la’ doorashada 2016

Posted on December 15, 2015 by Ducaale

Muqdisho(pp) Madaxda mamulada dalka iyo DFS ayaa weli ku kala aragti duwan nidaamka loo wajahayo soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub… Sii akhri

Gudoomiyaha guddiga xaquuqul insaanka Baarlamaanka oo Shihaado la gudoon siiyay

Posted on December 15, 2015December 15, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Kulan lagu qabtay xarunta gollaha Baarlamaanka Puntland ee Garowe ayaa waxaa shihaado sharafeed lagu gudoon siiyay Gudoomiyaha guddiga xaquuqul… Sii akhri

Maxabiista Xabsiga Qardho oo u baahan barashada xirfada shaqooyinka

Posted on December 15, 2015 by Ducaale

Waxaa maanta booqasho ku tagay xabsiga wayn ee magaalada Qardho Qaar kamid ah Odayasha masuuliyiinta gobolka iyo degmada ganacsato iyo… Sii akhri

Qalabkii lagu dhisi lahaa Airpost-ka Garowe oo Bosaso soo gaaray

Posted on December 14, 2015 by Ducaale

Bosaso(pp) Dekada magalada Bosaso waxaa kusoo xirtay Markab sida qaar ka mida ah qalabkii lagu dhisi lahaa garoonka diyaaradaha caasumadda… Sii akhri

Xaq ayay u lee dahay inay hesho addeeg-yada aasasiga ah ee nolasha

Posted on December 14, 2015 by Ducaale

Garowe(pp) Waxaan aad uga naxay nolasha aadka u hoosaysa ee ay ku jirta Gabadhaasi yarta ah oo la yiraahdo Naciimo… Sii akhri

Tiradii ugu badneyd abid oo ka qalinjebisay Jaamacada Bariga Africa Boosaaso

Posted on December 14, 2015December 14, 2015 by Ducaale

Boosaaso(pp)Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa ka dhacdey Hool-ka Dr. Cabdiqadir Maxamed Cabdalle ee Jaamacadda Bariga Afrika;… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close