Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Ururka MAP oo Garowe ku qabtey shir looga hadlayo bad-qabka tacadiga ka dhanka ah warfidiyeenka

Garowe-(Puntlandpost) Ururka suxufiyiinta Puntland (MAP) ayaa maanta oo Axad ah magalada Garowe shir ugu qabtey wariyayaal ka yimi Qardho,Gaalkacyo iyo… Sii akhri

Posted on January 17, 2016January 17, 2016 by Ducaale

Shirkii Kismaayo oo lagu kala kacay

Posted on January 17, 2016 by Ducaale

Kismaayo-(Puntlandpost)- Wararka aan ka helayno hada Kismaayo ayaa sheegaya in lagu kala kacay Shir maanta ay mar kale isugu yimaadeen… Sii akhri

Shirkii Kismaayo oo lagu heshiin layahay iyo warar hoose oo soo baxaya

Posted on January 17, 2016 by Ducaale

Kismaayo-(Puntlandpost)- Shirkii Kismaayo uga socday madaxda Soomaalida ayaa la sheegaya in lagu heshiin la yahay go’aan rasmi ah oo doorashada… Sii akhri

Imtixaankii ugu horeeyey Ardayda Jaamacadda Cavendish oo usoo gaba gaboobay

Posted on January 17, 2016January 17, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntlandpost)-Waxaa xalay usoo gab gaboobay Ardayda dhigta Jaamacadda Convendish Garowe Imtixaankii ugu horeeyey ama “semesterka”. Ardayda oo ah kuwii ugu… Sii akhri

Dowladda Imaaraadka oo dib u habayn ku samaynaysa garoonka diyaaradaha Kismaayo

Posted on January 16, 2016 by Ducaale

Kismaayo-(Puntlandpost) Wafdi uu hoggaaminayo safiirka dowladda Imaaraadka u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaaray magalada Kismaayo xarunt KMG ah ee mamulka… Sii akhri

Machadka Khadiija Bintu Khuwaylid oo shaaciyey natiijada imtixaan arday laga qaaday

Posted on January 16, 2016January 16, 2016 by Ducaale

Garoowe (Puntland Post) — Waxaa dabaqa sare ee masjidka Al-Huda Garowe lagu qabtay xaflad siwanaagsan loo soo agaasimay, taasoo ahayd… Sii akhri

Ajaanib u dhalatay wadanka Jarmalka oo dalxiis u yimi Puntland

Posted on January 16, 2016 by Ducaale

Qardho-(Puntlandpost) Dalxiisayaal u dhalatay dalka Jarmalka ayaa booqasho dalxiis u yimi deegaanada Puntland, iyadoona ay tani qayb ka tahay horumarka… Sii akhri

Odayaasha Beledweyne oo ka hor yimi mamulka lagu dhisayo Jowhar

Posted on January 16, 2016 by Ducaale

Beledweyne-(Puntlandpost) Qaar ka mid ah odayaasha iyo wax-garadka gobalka Hiiraan ayaa ka hor yimi shirka mamulka loogu samaynayo Hiiraan iyo… Sii akhri

tuulada War-Gaduud oo laga dhisay xarun Caafimaad

Posted on January 16, 2016January 16, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntlandpost)- Tuulada war-gaduud oo hoostagta degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal  waxaa laga dhisay xarun caafimaad markii ugu horaysay. Dhismaha xarunta… Sii akhri

Xasan Shiikh oo Kismaayo ka dhoofaya iyo warmurtiyeedkii shirka oo la soo saarayo

Posted on January 16, 2016January 16, 2016 by Ducaale

Kismaayo (Puntland Post) — Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa goor dhow ka duulaya garoonka diyaaradaha magalada Kismaayo, iyadoona… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close