Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Faah faahin ku saabsan gacan ku haynta kooxda Al-Shabab ee Garacad

Jariiban(Puntland Post) Qaar ka mid ah Odayaasha deegaanka Garacad oo warbaahinta gudaha la hadlay ayaa sheegay inay ku qiyaasi karaan… Sii akhri

Posted on March 14, 2016March 14, 2016 by Ducaale

M/weyne Gaas oo Jaaliyadda Puntland ee MN kala hadlay ka qayb galka gurmadka abaaraha

Posted on March 14, 2016 by Ducaale

MN(Puntland Post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa Jaaliyadda Puntland ee waddanka Maraykanka gaar ahaan magalada MINNEPOLIS ka codsaday inay… Sii akhri

ku dhawaad 4 ruux oo ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay Mudug

Posted on March 14, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo(Puntland Post)- ku dhawaad afar ruux ayaa ku dhintay dagaal beeleed ka dhacay gobolka Mudug, oo u dhaxeeyo beelo kasoo… Sii akhri

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo Kuwait kula kulmay dhigiisa

Posted on March 14, 2016March 14, 2016 by Ducaale

Kuwait(Puntland Post)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiiri gelinta maalgeshiga ee Soomaaliya Cabdisalaan Hadliye Cumar oo socdaal shaqo ku tegay dalka Kuwait… Sii akhri

Guddiga arimaha dibada ee baarlamaanka oo hambalyo udiray Xoghayaha cusub ee Jaamacadda Carabta

Posted on March 13, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland Post)-Guddiga arrimaha dibadda ee barlamaanka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xoghayaha Cusub ee Jamacadda Carabta Ahmed Abuu Gheit Wasiirkii… Sii akhri

RW Soomaaliya oo ku wajahan Baladweyne

Posted on March 13, 2016 by Ducaale

Muqdisho-(Puntland Post)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa inuu kormeer howled ku tego magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo khudbad ka jeedin doonta shirka haweenka ee New York

Posted on March 12, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska Puntland Anisa Xaaji Muumin ayaa ka mid ah masuuliyiinta lagu marti qaaday shirka… Sii akhri

M/wayne Gaas oo 4.5 kaga hadlay magalada Minnepolis

Posted on March 12, 2016March 12, 2016 by Ducaale

Minneolis (Puntland post) Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo safar shaqo ku jooga waddanka Maraykanka ayaa munaasibad aad u… Sii akhri

Wasiirka Cadaalada Puntland oo ka qayb galaya shir ka dhici doona New York

Posted on March 12, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Puntland ayaa lagu marti qaaday shir balaaran oo maalmo ka dib ka furmi doono waddanka Maraykanka, shirkaa isaga… Sii akhri

Muxuu salka ku hayaa socdaalka xeer ilaaliyaha qaranka DFS ee Garowe ?

Posted on March 11, 2016 by Ducaale

GAROWE-(Puntland Post) Xeer ilaaliyaha qaranka Soomaaliya Dr.Axmed Cali Daahir iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadkan ku sugan magalo madaxda Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close