Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Deg deg: Dowladda Puntland oo ugu baaqay kooxda soo weerartay Xeebaha inay isi soo dhiibaan

GAROWE(Puntland Post) Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soocadde oo goor dhawayd shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magalada Garowe ayaa kooxda… Sii akhri

Posted on March 16, 2016 by Ducaale

11 Ruux oo Alshabaab lagaga dilay dagaalka ka socda deegaanka Suuj Nugaal

Posted on March 16, 2016March 16, 2016 by Ducaale

Garowe-(Puntland Post)-deegaanka Suuj oo ka tirsan tuulada Garmaal oo hoostagta degmada Den gorayo ee gobolka Nugaal, waxaa ka socda dagaal… Sii akhri

Wasiiradda Haweenka iyo Cadaalada Puntland oo ka qayb galay shir ka furmay New York

Posted on March 16, 2016 by Ducaale

New York(Puntland Post) Wasiirada Cadaalada iyo haweenka Puntland, Habiib Jaamac iyo Anisao Xaaji Muumin ayaa ka qayb galay shir muhiim… Sii akhri

DFS oo iska difaacday eedaynta uga timi wasiirka Amniga Puntland

Posted on March 16, 2016March 16, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Odawaa ayaa ayaan darro ku tilmaamay eedaynta Puntland ee la xiriirta inay dowladdu… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal iyo ciidan uu hoggaaminayo oo caawa ku wajahan Godob-jiiraan

Posted on March 15, 2016March 15, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdilaahi Farawayne iyo saraakiil ciidan oo ay la socdaan gaadiid dagaal ayaa galabta u… Sii akhri

Guddiga fulinta ee MAP oo ka hadlay eedaymo loosoo jeediyay Gudoomiyaha Ururka

Posted on March 15, 2016March 15, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Ururka warbaahinta Puntland ee (MAP) ayaa markii ugu horaysay qoraal kasoo saaray khilaaf guddiga fulinta ee ururka soo… Sii akhri

Cabsida Kalluumaysiga sharci darada ah oo weli taagan iyo dowladda oo aan tilaabo ka qaadin

Posted on March 15, 2016March 15, 2016 by Ducaale

Bosaso(Puntland Post) Gobalka Gardufuu oo ka tirsan Puntland, waa gobal ka mid ah ugu inta badan cabashada Kalluumaysiga sharci darada… Sii akhri

Hay’adda PHA oo tababar Garowe ugu qabatay Ingineerada degmooyinka iyo kuwa waaxyaha howlaha guud.

Posted on March 15, 2016March 20, 2016 by Ducaale

Hay’adda wadooyinka Puntland ee PHA ayaa tababar u qabatay Ingineerada degmooyinka, waaxaha howlaha guud ee heer degmo iyo ingineerada shirkadaha,… Sii akhri

Faah faahin ku saabsan dagaal yahano Al-Shabab ka tirsan oo ku wajahan Godob-jiiraan

Posted on March 15, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Tan iyo markii shalay galinkii danbe dagaal yahano hubaysan soo gaareen deegaanka Garacad ee degmada Jariiban ayaa waxaa… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ka hadashay weerarka Al-Shabab kusoo qaaday dhulka xeebaha leh

Posted on March 15, 2016March 15, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Tan iyo xalay fiidkii xarunta madaxtooyada ee magalada Garowe waxaa ka socday shir madaxwayne ku xigeenku uu hoggaaminaya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close