Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

Wararkii ugu danbeeyay sifeynta Maleeshiyada Al-Shabab ee togga SUUJ

Garowe(Puntland Post) Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo tan iyo galabta ku jiray sifaynta firxadka maleeshiyada Al-Shabab ayaa lagu soo waramayaa… Sii akhri

Posted on March 20, 2016March 20, 2016 by Ducaale

Wasiirka warfaafinta Puntland oo sheegay inay soo afjareen howlgalkii Togga SUUJ

Posted on March 20, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Waxay ciidanku soo afjareen howlgalkii ka socday maalmihii lasoo dhaafay ka socday togga SUUJ, halkaasoo ay gabaad ka… Sii akhri

Ciidanka oo dhimasho hor leh u gaystey maleeshiyada ku sugan duleedka Garmaal

Posted on March 20, 2016March 20, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) ciidamada difaaca Puntland ayaa saaka howlgalo lagu ugaar sanayo firxadkii sida xoogga ah looga soo saaray shalay togga… Sii akhri

Sidee loo dhameeyay khilaafkii soo dhex galay guddiga fulinta ururka MAP ?

Posted on March 19, 2016March 19, 2016 by Ducaale

Guddiga xalinta khilaafkii soo dhex-galay guddiga fulinta ururka warbaahinta Puntland ee MAP ayaa maanta soo saaray go’aan qodobaysan oo salka… Sii akhri

Wararkii ugu danbeeyay SUUJ iyo Garacad iyo afar ka mid ah maleeshiyada oo nolal lagu qabtay

Posted on March 19, 2016March 19, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Wararka ku saabsan soo afjarista kooxda duulaanka kusoo qaaday xeebaha Mudug iyo Nugaal ayaa isa soo taraya saacadihii… Sii akhri

Shacabka Puntland oo bilaabay olale ay ku taageerayaan ciidanka dagaalka kula jira Al-Shabab

Posted on March 18, 2016 by Ducaale

Magalo madaxda Puntland ee Garowe, waxaa laga bilaabay tan iyo shalay Olale xoogan oo lagu taageerayo ciidanka difaaca Puntland ee… Sii akhri

Wararkii ugu danbeeyay xaalada Togga SUUJ iyo dhimasho hor leh oo Al-Shabab loo gaystay

Posted on March 18, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Generaal Muxiyaddiin Axmed Muuse oo hoggaaminaya ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira dagaallamayaasha Al-Shabaab katirsan kuwooda ku sugan… Sii akhri

Gudoomiyaha Gobalka Nugaal iyo ciidan uu horkacayo oo gaaray Garacad

Posted on March 18, 2016 by Ducaale

Gaalkacyo(Punntland Post) War hadda soo dhacay ayaa sheegaya ciidan hubaysan oo u hoggaaminayo Gudoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Cabdilaahi Farawayne inay… Sii akhri

DFS oo hub usoo dirtay ciidamada difaaca Dowladda Puntland

Posted on March 18, 2016 by Ducaale

Muqdisho(Puntland Post) Dowladda dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in labo diyaaradeed oo saanad u sida ciidamada dagaalamaya usoo dirtay… Sii akhri

Wararkii ugu danbeeyay dagaalka ka socda Togga SUUJ ee Gobalka Nugaal

Posted on March 18, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Wararka naga soo gaaraya deegaanka SUUJ ayaa sheegaya inuu togga deegaankaasi uu ka socda dagaal aad u culus,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close