Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Ducaale

RW.Somalia oo madaxwaynihii hore Puntland kala hadlaya nidaamka 4.5

Garowe(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo shalay soo gaaray magalada Garowe ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu… Sii akhri

Posted on March 26, 2016 by Ducaale

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Garowe soo gaaray

Posted on March 25, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray magalo madaxda Puntland… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta kusoo wajahan magalada Garowe

Posted on March 25, 2016March 25, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa lagu wadaa goor dhow inuu kasoo dego gagida diyaaradaha magalada… Sii akhri

Supporting Puntland State of Somalia to formulate a Strategy of Financing Local Governments to deliver basic services

Posted on March 25, 2016 by Ducaale

UNCDF contracted ODI to support Puntland State of Somalia to formulate a strategy for financing LGs to deliver basic services.… Sii akhri

Puntland Post oo Jariiban,Garacad iyo goobihii lagu dagaalamay sawirro kasoo qaaday

Posted on March 25, 2016 by Ducaale

GARACAD(Puntland Post) Magalada Garacad waxaa dib ugu soo laabanaya Qoysaskii horay uga cararay, ka dib markii halkaasi 14-ka bishaan ay… Sii akhri

Dalladda MUDAN oo Garowe ku qabatay shir looga hadlayo dib u eegista siyaasada dhalinyarada Puntland

Posted on March 25, 2016March 25, 2016 by Ducaale

GAROWE(Puntland Post) Waxaa magalada Garowe xarunta Puntland lagu qabtay shir muhiim ah oo looga hadlayay sidii dib u eegis loogu… Sii akhri

Madaxwaynaha Jubbaland oo booqday Qooqaani iyo Af-madow

Posted on March 22, 2016 by Ducaale

https://www.youtube.com/watch?v=fkAerYd1_28&feature=autoshareKismaayo(Puntland Post) Madaxwaynaha mamulka Jubbaland AXmed Maxamed Islaan Madoobe ayaa socdaal gaaban ku tagay deegaanada Qooqaani iyo Afmadow oo ka… Sii akhri

Madaxwayne Gaas oo sheegay inaysan Al-Shabab sahal ku imaan karin Puntland

Posted on March 22, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Madaxwayne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo ciidankii ku guulaystay howlgalkii togga SUUJ iyo Garmaal ayaa Al=Shabab u sheegay… Sii akhri

Dowladda Puntland oo shaacisay tirada ay kaga dileen malayshiyada dagaaladii Duleedka Garacad

Posted on March 22, 2016March 22, 2016 by Ducaale

Dawladda Puntland waxay Maanta shaacinaysaa xaaladda dagaal ee Deegaanka Dhinowda oo 20-km dhanka koonfur ka jirta Garacad . Hadda wali… Sii akhri

Puntland Post oo soo heshay sawiradda maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii SUUJ

Posted on March 21, 2016March 21, 2016 by Ducaale

Garowe(Puntland Post) Ciidanka dowladda Puntland ayaa soo afjaray shalay galab, howlgalkii lagu u gaarsanayay firxadka maleeshiyada Al-Shabab ee duuleenka Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close