Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Puntland oo bilowday tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawladda

Kulan si rasmi ah loogu daah furayey tiro koobka shaqaalaha rasmiga ah ee dawladda Puntland ayaa maanta ka furmay Xarunta… Sii akhri

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo ka qayb galay dhagax dhiga Jaamacad laga Hirgelin doono Magaalada Adwa

Posted on April 24, 2017April 24, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxdii  kale ee ka qayb gashay shirka madaxdda Africa ee Tana… Sii akhri

Shir lagu shaacinayey xilliga lasoo xayaysiinayo wejiga labaad ee shaqaalaha Puntland oo ka dhacay Garoowe

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by dalsan

Shirkii billaha ahaa ee guddiga farsamo ee fulinta Mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista ee Bangiga adduunku uu ka caawinayo dawladda… Sii akhri

 Madaxweynaha Puntland oo Khudbad Muhiima ka Jeediyey Shirka Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maalintii labaad ka qayb galay shirka Madaxdda Africa ee Tana High… Sii akhri

 Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Arrimaha Debedda Ethiopia oo kulan ku yeeshay Magaalada Bahar Daar

Posted on April 23, 2017April 23, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wasiirka arrimaha dibadda dalka Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu ayaa maanta 23… Sii akhri

Agaasimaha Madaxtooyada Puntland iyo Masuuliyiin kale oo kormeer ku tagay Degmada Burtinle

Posted on April 22, 2017April 22, 2017 by dalsan

Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Dawladda Puntland Mudane Cabdinaasir Biixi Soofe iyo masuuliyiin kale oo Dawladda ka tirsan ayaa maanta 22… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo ka qeyb Galay Shirka Madaxdda Africa ee Tana High Level Forum

Posted on April 22, 2017April 22, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta 22 April 2017 magaalada Bahar Daar… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gaarey Magaalada Bahar-Daar Ee Dalka Itoobiya kana qeybgeli doona Shirka Tana Forum

Posted on April 21, 2017April 21, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii uu hoggaaminayey ayaa maanta gelinkii danbe 21April 2017 si balaadhan… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirkii maanta Golaha Wasiirada Puntland?

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Safar Shaqo ugu Amba Baxay Dalka Itoobiya

Posted on April 20, 2017April 20, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 20 April 2017  safar shaqo ugu amba baxay magaalada Addis… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close