Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Mashaariic Horumarineed

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 06 May 2017 magaalada Gaalkacayo ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed… Sii akhri

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Booqday Tuulada Horogle ee Gobolka Mudug.

Posted on May 5, 2017May 5, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 May 2017 booqasho gaaban ku tegey tuulada Horogle oo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kula kulmay wefti ka socda Dowlada Turkiga

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefti uu hogaaminayo… Sii akhri

Puntland oo Hambalyo u dirtay Madaxweynaha Cusub ee Gal-Mudug

Posted on May 3, 2017May 3, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Puntland oo Kulan Layeeshay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug

Posted on May 1, 2017May 1, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 01 May 2017 magaalada Gaalkacayo  kulan muhiima kula yeeshay maamulka… Sii akhri

Guddiga Tirokoobka shaqaalaha Puntland oo Bosaso ka bilaabay tiro koobka shaqaalaha

Posted on April 30, 2017April 30, 2017 by dalsan

Kaddish markii dhowaan la daah furay barnaamijka tayaynta shaqaalaha dawladda rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa  guddiga Tayeynta & Tiro koobka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay Garoonka Diyaaradaha Gaalkacayo

Posted on April 29, 2017April 29, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo saacado kahor soo daahfuray mashruuca dhismaha jidka Garoowe iyo Eyl ayaa… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Dalka dib ugu soo laabtay

Posted on April 29, 2017April 29, 2017 by dalsan

Madxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta 29  April 2017 dalka dib ugu… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka Xaaraan tinimeeyey Gudaha Puntland Urrurka AL-Saadicuun

Posted on April 27, 2017April 27, 2017 by dalsan

Madaxweyne kuxigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumar Camey ayaa maanta 27 April 2017 shir jaraa’id… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan layeeshay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Debeda Ethiopia.

Posted on April 26, 2017April 26, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelin kii danbe kulan kulayeeshay maagalada Addis Ababa Wasiiru Dawlaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close