Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author dalsan

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Arrimaha Amniga, Ururka Takfiir iyo Arrimo kale oo muhiim ah

Posted on September 15, 2017September 15, 2017 by dalsan

Digreeto:- Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo Xilka ka qaaday Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ee xiriirka Gobolada

Posted on September 13, 2017September 13, 2017 by dalsan

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19  September 13 2017, xilka… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Garowe ku qaabilay Safiir ku-xigeenka Ingriiska  ee Soomaaliya

Posted on September 11, 2017September 11, 2017 by dalsan

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland, ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 11 September 2017  qasriga Madaxtooyada… Sii akhri

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland oo Salaadda Ciddul Adxaha La Tukadey Shacabka Caasimadda  Garoowe.

Posted on September 1, 2017 by dalsan

Madaxweyne Ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 01 September 2017 salaadda ciiddul… Sii akhri

Madaxwyenaha Puntland oo Hambalyo ku Aadan Ciidul Adxaha U diray  Ummadda Soomaliyeed, gaar ahaan Shacabka Puntland

Posted on August 31, 2017August 31, 2017 by dalsan

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku gudajira gudashada acmaasha akhyriga ah ee Xajka  ayaa Hambalyo u… Sii akhri

Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay Amniga, Sicir Bararka Iyo Xal u Helidda Lacagta Shillin Soomaaliga

Posted on August 31, 2017August 31, 2017 by dalsan

Madaxweyne Ku-xgeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey, ayaa maanta shir-guddoomiyay shirka golaha xukuumadda Dawladda… Sii akhri

Eng. Camey oo la kulmay Wefti uu Hogaaminayo Safiir Ku-xigeenka Jarmalka ee Soomaaliya

Posted on August 30, 2017August 30, 2017 by dalsan

Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta 30 August 2017 qasriga Madaxtooyada… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Sucuudiga kulan kula yeeshay Amiir Suldaan Binu Nassar Binu Abdull-Aziz

Posted on August 28, 2017August 28, 2017 by dalsan

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo guddashada wajibaadka Xajka u jooga dalka Sucuudiga ayaa maagaalada Jidda ee… Sii akhri

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Amiga, dhibaatadda ka taagan Shillin Soomaaliga iyo arrimo kale

Posted on August 24, 2017August 24, 2017 by dalsan

 

Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland oo la dhaariyey

Posted on August 19, 2017August 19, 2017 by dalsan

Waxaa maanta oo ay tariikhdu tahay 19 August 2017 xafiiska Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland lagu dhaariyey Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada Ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close