Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Al-shabaab oo sheegatay Qaraxii lagu hoobtay ee Ex Kantarool Afgooye

Malayshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegtay Qaraxii lagu hoobtay ee maalin ka hor ka dhacay Isgoyska Ex-Kantarool Afgooye ee magaalada Muqdisho. Af-hayeenka… Sii akhri

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhuusamareeb gaaray

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka… Sii akhri

Qaybtii labaad ee Dhaawacyadii Liitay ee Qaraxii Ex Kantarool oo Qatar loo qaaday

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by News Office

Waxaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo gaaray diyaarad Militeri oo ka socotay Dalka Qatar oo qaaday dhaawacyada halista… Sii akhri

Maraykanka oo faahfaahin ka bixiyay duqeymo uu ka gaystay gobolka Shabeellada Hoose

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by News Office

War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda  AFRIKA ayaa faahfaahin looga bixiyay duqeymo shalay ka dhacay degaanno ka tirsan… Sii akhri

Ordogan iyo Abiye Axmed oo khadka Taleefonka kula soo xiriiray Madaxweyne Farmaajo

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka waxaa kula soo xiriiray Madaxweynaha waddankaTurkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan… Sii akhri

Mid kamid ah dhaawacyadii loo qaaday Turkiga oo geeriyootay

Posted on December 30, 2019December 30, 2019 by News Office

Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomaaliya ee waddanka Turkiga ayaa laga soo xigtay in mid ka mid ah dhaawacyadii Qaraxii Ex kantarool ee… Sii akhri

Maxaa maanta ka dhacay degaanka Midigale?

Posted on December 29, 2019December 29, 2019 by News Office

Warbaahinta Puntland Post, ayaa dadaal ku bixisay in ay xog dhammaystiran ka hesho, Khasaaraha ka dhashay shaqaaqo maanta ka dhacday… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saagootiyay Dhaawacyada loo qaaday Turkiga

Posted on December 29, 2019December 29, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii… Sii akhri

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Shalay oo Turkiga loo qaaday

Posted on December 29, 2019December 29, 2019 by News Office

Diyaarad Militari oo laga leeyahay waddanka Turkiga ayaa maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka qaadday qaar kamid… Sii akhri

Taliye xigeenka Booliiska Puntland oo ku dhaawacmay Rabshado ka dhacay Midigale

Posted on December 29, 2019December 29, 2019 by News Office

Taliye ku xigeenka labaad ee Booliiska dowladda Puntland,  sarreeye Guuto Caydiid Axmed Nuur iyo saddex askari oo kale, ayaa ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close