Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo Tababar u soo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada Birmadka Madaxtooyada Dowladda Puntland oo… Sii akhri

Posted on January 1, 2020January 1, 2020 by News Office

Dowlada oo meel ku dhac ku tilmaantay war ka soo baxay Bisha Cas iyo Laanqeyrta Cas

Posted on January 1, 2020January 1, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad uga xun tahay war ku aadan weerarkii sabtidii ka dhacay Ex-Control Afgooye 28-kii… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2020-ka

Posted on January 1, 2020January 1, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2020-ka, kaddib markii ay ansixiyeen Baarlamanka Federaalka… Sii akhri

Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya oo ka war bixisay Kalluun ku soo caariyay Xeebta Muqdisho

Posted on January 1, 2020January 1, 2020 by News Office

Wasaaradda Kallumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin hor dhac ah ka bixisay kalluun shalay kasoo caariyay Xeebta Magaalada Muqdisho. Agaasimaha… Sii akhri

Khayre iyo Macallin Maxamuud oo ku kulmay Dhuusamareeb

Posted on January 1, 2020January 1, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali khayre ayaa xalay magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Hoggaamiyaha Kooxda Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheikh… Sii akhri

Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixiyay Miisaaniyadda 2020-ka

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo Talaado ah si wadajir u ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka… Sii akhri

Muqdisho: Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay rag lagu helay Shabaabnimo

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta  toddoba nin oo ka tirsan Al-Shabaab ku xukuntay dil toogasho ah kadib… Sii akhri

Puntland oo Garoon Diyaaradeed ka dhagax dhigtay magaalada Gaalkacyo

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Gabiley, ayaa shalay dhagax dhigay Garoon Diyaaradeed oo laga… Sii akhri

Guddi loo saaray xallinta Shaqaaqo xalay ka dhacday Dhuusamareeb

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud halkaasi oo uu… Sii akhri

Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya oo si wadajir ah u ansixinaya Miisaaniyada 2020-ka

Posted on December 31, 2019December 31, 2019 by News Office

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay maanta  wadajir ah u ansixiyaan odoroska Miisaaniyadda dowladda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close