Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Afar musharrax oo qaaddacay doorashada madaxtinimada Galmudug

Afar musharrax oo muhiim ah, ayaa qaaddacay doorashada madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug, kadib markii ay sheegeen in dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Posted on January 22, 2020January 22, 2020 by News Office

XOG: Deni oo ku wajahan Nairobi iyo ujeedka socdaalkiisa

Posted on January 21, 2020January 21, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa la filaya in uu maalmaha soo socda safar aan la sii shaacin ku… Sii akhri

Boosaaso: Dilka Guddoomiyihii hore ee Qandala oo Daacish lala xiriiriyay

Posted on January 21, 2020January 22, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, dil fiidnimadii Caawa magaalada Boosaaso loogu geystay, Guddoomiyihii hore ee degmada Qandala ee gobolka… Sii akhri

Ahlusunna oo qaaddacday doorashada Galmudug

Posted on January 21, 2020January 21, 2020 by News Office

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir oo qoraal soo saaray ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey inay afduubatay Doorashada Galmudug.… Sii akhri

Jadwalka doorashada madaxtinimada Galmudug oo la shaaciyay

Posted on January 21, 2020January 21, 2020 by News Office

Guddiga doorashada dowlad goboleedka Galmudug, ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada madaxtinimada maamulkaasi. Sida ku cad Shaxda jadwalka ay soo saareen… Sii akhri

Muxuu ku saabsanaa kulanka la qariyay ee Deni iyo Axmed Madoobe?

Posted on January 21, 2020January 21, 2020 by News Office

Sida ay xaqiijiyeen ilo’-xog ogaal ah, Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ,ayaa todobaadkan kulan gaar ah ka yeeshay xallinta Tabashooyinka ay… Sii akhri

Taariikhda Xuska Maalinta Warfaafinta Soomaaliyeed

Posted on January 21, 2020January 21, 2020 by News Office

Af Soomaaligu wuxuu ka mid yahay luuqadaha Geeska Afrika looga hadlo kuwa dadka ugu tirada badan ay ku hadlaan. Dadka… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka warbixisay Dhaawacyada Qaraxii Ex-Kantarool ee la geeyay Qatar

Posted on January 21, 2020January 21, 2020 by News Office

Safiirka dowladda Federaalka  Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar Cabdirisaaq Faarax Cali Taano, ayaa sheegay in dhaawacyada Qaraxii Ex-Kantarool ee la… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay wefdi ka socday Hay’adda Global Education Partnership

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by News Office

Madaxwyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Global Education Partnership Mr. Morten Sigragade… Sii akhri

Nuxurka War-murtiyeedka ay soo saareen Puntland iyo Jubaland

Posted on January 20, 2020January 20, 2020 by News Office

Puntland iyo Jubaland ayaa maanta oo Isniin ah si wadajir ah u shaaciyay War-murtiyeed, ay ka soo saareen shirkii wada-tashiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close