Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Colaad ka taagneyd duleedka Kismaayo oo laga heshiiyay

Isimada dhaqanka iyo culimaa’uddiinka magaalada kismaayo, ayaa ku guuleystay in heshiis laga gaaro colaadii ka taagneyd degaanka Dalsan ee galbeedka… Sii akhri

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Wasaarada Haweenka Puntland oo xustay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Gudniinka Gabdhaha

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa qabtay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Gudniinka Gabdhaha oo sanadkasta la… Sii akhri

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland oo wacyi-gelin ka bilaabay degmada Dhahar

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Guddiga KMG doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa magaalada Dhahar ku qabtay kulankoodii wacyigelinta iyo latashiyada dadwaynaha kala duwan ee reer Puntland.… Sii akhri

Hirshabeelle oo Qaramada Midoobay iyo Maraykanka kala hadashay Arrimaha fatahaadaha

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle oo maalmahaan ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kulan la… Sii akhri

Mareykanka oo dilay hogaamiye sare oo ka tirsan Al Qaacida

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay dileen hogaamiyaha Al Qaacida ee gacanka Carbeed. Aqalka cad ee… Sii akhri

Guddoomiye ku xigeenka gobolka gedo iyo kan degmada Baardheere oo lagu xiray Muqdisho

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in  halkaas lagu xiray guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq Alqaadi iyo… Sii akhri

Gaadiidka Xamuul ah oo ku xanniban Isgoyska Ex Control Afgooye

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Waxaa maanta oo Jimce ah xiran isku socodka Gaadiidka isticmaala isgoyska Ex Control Afgooye oo muhiim u ah Gaadiiska isaga… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya oo ilaa amar dambe laga mamnuucay degaannada Puntland

Posted on February 6, 2020February 6, 2020 by News Office

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed, ayaa maanta oo Khamiis ah albaabada u laabtay xafiiskii Guddiga Doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya, uu ku… Sii akhri

Puntland oo daba-gal ku samaynaysa Lacagta lagu qaato magaca dowladda

Posted on February 6, 2020February 6, 2020 by News Office

Shirka Golaha Xukuumadda ee maanta oo Khamiis ah Puntland uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay… Sii akhri

Maxaa looga hadlay Shirkii golaha Wasiirada Somaliland?

Posted on February 6, 2020February 6, 2020 by News Office

Shirkii golaha wasiirrada Somaliland ee maanta oo Khamiis ah uu shir-guddoominayay madaxweynaha maamulkaasi Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa looga hadlay … Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close