Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo digniin ka soo saaray Colaadda Liibiya

Ururuka midowga Africa iyo Qaramada midoobay ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara in hub iyo dagaal yahano loo diro… Sii akhri

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Barakac ka bilowday degmada Beled Xaawo

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Shacabka ku dhaqan Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, ayaa bilaabay in ay guryahooda ka cararaan, ka dib markii ay… Sii akhri

Ciidamo loo diyaariyay dagaalka Al-shabaab oo Galmudug lagu soo bandhigay

Posted on February 9, 2020February 9, 2020 by News Office

Taliye ku xigeenka qaybta 21-aad ee Ciidamada dowladda Federaalka  kormeer ugu tagey Ciidamo Ka mid noqonaya qorshaha xoraynta degaanada Galmudug… Sii akhri

Wasiir Juxa oo sheegay dadka Reer Puntland 22-sano kadib ay kala dooranayaan laba khiyaar

Posted on February 8, 2020February 8, 2020 by News Office

Siyaasiga Cabdi Faarax Siciid Juxaa , oo horay u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo dhoweeyay… Sii akhri

Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland oo kulamo ka bilaabay magaalada Boosaaso

Posted on February 8, 2020February 8, 2020 by News Office

Guddiga KMG ee doorashooyinka Puntland ayaa saaka oo ah 8/2/2020 waxay shir kula yeesheen xarunta gobolka ee magaalada Bosaso mas’uuliyiinta… Sii akhri

Wasiir Janan oo faahfaahin ka bixiyay sida uu kaga baxsaday dowladda Federaalka

Posted on February 8, 2020February 8, 2020 by News Office

Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Jubaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur Janan ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay sida uu uga baxsaday… Sii akhri

Soomaaliya iyo Rwanda oo kala saxiixday heshiis ku saabsan Hawada labada dal

Posted on February 8, 2020February 8, 2020 by News Office

Dowladaha Soomaaliya iyo Rwanda ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan Hawada labada dal si loo sahlo ganacsiga labada waddan. Soomaaliya… Sii akhri

Soomaaliya oo qeyb ka ah Shir deg deg ah oo looga horjeedo go’aankii Trump ee Quddus

Posted on February 8, 2020February 8, 2020 by News Office

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo gaaray Magaalada Amman ee Caasimadda Jordan ayaa  ka… Sii akhri

Nuxurka war-murtiyeedka ay soo saartay Puntland

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Golaha xukuumadda Puntland oo shir ku yeeshay magaalada Boosaaso,  ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay, in ay ku fashilantay Hoggaaminta… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dadka Reer Puntland isu’gu yeeray shir weyne wada-tashiya

Posted on February 7, 2020February 7, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ,oo galabta warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso, ayaa ku baaqay in Shir Weyne wada-tashiya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close