Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qoor Qoor oo kulan la qaatay saraakiisha Ciidamada Galmudug

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xalay casho sharaf Magaalada Dhuusamareeb ugu sameeyay saraakiisha Cusub ee taliska qeybta guud ee Booliiska… Sii akhri

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

James Swan oo Golaha Amniga uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

Kulan gaarka ah oo ay golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka lahaayeen arrimaha Soomaaliya ayaa lagu soo geb-gabeeyey Magaalada Newyork… Sii akhri

Hirshabeelle: Waxaan taageersanahay doorasho qof iyo cod ah

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeeka maamulka Hirshabeele ahna Kusimaha Madaxweynaha Cali Cabdullahi Xusseen ( Guudlaawe) ayaa sheegay in maamulka Hirshabeelle ay diyaar… Sii akhri

Soomaaliya iyo Baxreyn oo Yeelanaya Iskaashi Ganacsi

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by News Office

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan oo ay ku wehelinayaan mas’uuliyiin… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo la filayo in ay war cad ka soo saaraan Kusimaha madaxweynaha

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by News Office

Golaha Wakiilada dowladda Puntland, ayaa la filayaa  in ay war cad ka soo saaraan muran ka aloosan, cidda noqoneysa ku-simaha… Sii akhri

Guddoomiye Mursal oo la kulmay safiirada Caalamka u fadhiya Soomaaliya

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa kulan la qaatay Wakiilo Ka Kala Socday… Sii akhri

Maraykanka oo faahfaahiyay duqeyn uu ka fuliyay gobolka Jubada dhexe

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by News Office

Qoraal ka soo baxay Taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM), ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca… Sii akhri

Booliiska Kenya oo hawlgal qorshaysan ku qabtay Mukhalasiin

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by News Office

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Booliska dalka Kenya ayaa howlgal ka sameeyay Xaafada ay Soomaalida ku badan tahay ee Islii… Sii akhri

Jubaland oo ku dhawaaqday hawlgalka xoraynta Bu’aale

Posted on February 24, 2020February 24, 2020 by News Office

Taliyaha guud ee ciidamada dowlad goboleedka Jubaland Gen. Aadan Maxamuud Ibraahim oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Jubaland ay… Sii akhri

Maxay ka dhigantahay in Kenya todobaadkan la wareegayso CGPCS?

Posted on February 23, 2020February 23, 2020 by News Office

Dowladda Kenya ayaa sida qorshaysan Khamiista todobaadkan oo ku beegan 27- bishaan February, waxay si rasmiya ula wareegi doontaa Shir-guddoonka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close