Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxkamadda Garoowe oo mar kale maanta dhegaysanaysa Kiiskii Hodan Shanlayste

Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Nugaal, ayaa maanta oo  Arbacada ah mar kale dhegaysanaysa, dacwadda loo haysto  7 nin oo… Sii akhri

Posted on February 26, 2020September 3, 2020 by News Office

Beesha Caalamka oo ku baaqday in doorashada Soomaaliya Wakhtigeeda lagu qabto

Posted on February 26, 2020February 26, 2020 by News Office

Dowladaha, iyo ururada caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa war ay si wada-jir ah Talaadadi shalay u soo saareen… Sii akhri

Maraykanka oo dilay sarkaal ka tirsan Al-shabaab oo abaabulay weerarkii Manda Bay

Posted on February 26, 2020February 26, 2020 by News Office

Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa sheegay in la dilay hoggaamiye ka tirsan Al-Shabab oo mas’uul ka ahaa weerarkii… Sii akhri

Jadwalka Xulista Xildhibaannada Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Posted on February 25, 2020February 26, 2020 by News Office

Guddiga Farsamo ee soo xulidda Xildhibaannada Baarlamanka labaad Koonfur galbeed, ayaa shaaciyay jadwalka soo xulista xildhibaannada cusub. Diiwaan-gelinta odayaal dhaqameedka… Sii akhri

GEDO: Jubaland oo sheegtay in dowladda Soomaaliya ay bara-kicisay in ka badan 15,000 oo Rayid ah

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Jubaland, ayaa ku dhawaaqday in xaalad banii’aadanimo oo daran ay ka dhalatay, duullaankii ciidan ee dowladda Federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo ku dagaallamay degmada Laasqoray

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in saaka halkaas dagaal kooban ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo… Sii akhri

Hormuud: Maraykanku wuxuu duqeyn ku dilay maamule ka tirsan Shirkadeena

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa si rasmiya u xaqiijisay in maamule ka tirsanaa Shirkaddaasi lagu dilay duqeyn Maraykanku ka fuliyay nawaaxiga… Sii akhri

Al-shabaab oo dishay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Baardheere

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

Malayshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, ayaa la sheegay in xalay ay  sadex Gudoomiye waaxeed ku dileen degmada Bardheere, kuwaasi oo ay… Sii akhri

Taliska AFRICOM oo baaris ku wada duqeyn ay ku dileen mas’uul ka tirsan Shirkada Hormuud

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

Sarkaal sare oo ka tirsan howlgalka Mareykanka Afrika ee AFRICOM waxa uu sheegay in aysan hayn wararka sheegaya in duqeyn… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo sii wada dhiiri-gelin ciidamada

Posted on February 25, 2020February 25, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ku sugan Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa uu halkaasi… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close