Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Itoobiya weerar ku soo qaaday magaalada Doolow

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Cambaaraynayso waxay ku tilmaantay” Fal Xadgudub ah oo ay Ciidamada Itoobiya ka Geysteen… Sii akhri

Posted on December 23, 2024 by News Office

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabiley Safiirka Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya

Posted on December 23, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Pier Mario… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo wefdi heer sare ah u diraysa dalka Itoobiya

Posted on December 23, 2024December 23, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa wefdigii u horreeyay u direysa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaddib heshiiskii Madaxda labada dal ku… Sii akhri

Booliska Puntland oo shaaciyay in ay ku biireen 500 dhalinyaro ka baxay jaamacado

Posted on December 23, 2024December 23, 2024 by News Office

Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa markii u horraysay shaaciyay in ay qaateen 500 oo dhalinyaro ah, oo dhammaantood ka baxay… Sii akhri

Puntland oo ku guulaysatay xakamaynta dagaal beeleed ka dhacay degmada Xarfo ee gobolka Mudug

Posted on December 23, 2024 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Puntland oo kaashanaya odayaasha iyo waxgaradka gobolka Mudug ayaa ku guulaystay in ay xakameeyaan dagaal beeleed… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Wasiiradiisa

Posted on December 22, 2024December 22, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada… Sii akhri

Madaxweyne Deni “Waan ognahay dadka Argagixisada la shaqeeya ee ku sugan magaalooyinka Puntland”

Posted on December 22, 2024 by News Office

Madaxweyne, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii u horraysay shaaciyay in dowladda Puntland ogtahay dadka gacan-saarka la leh Argagixisada ee ku… Sii akhri

Dagaal beeleed saaka ka qarxay degmada Xarfo ee gobolka Mudug

Posted on December 22, 2024December 22, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu ka socdo dagaal u dhexeeya laba… Sii akhri

Faransiiska oo taageeray damaca Itoobiya ee Bad raadinta

Posted on December 22, 2024December 22, 2024 by News Office

Madaxweynaha Faransiiska ,Emmanuel Macron inta uu ku jiray shirka jaraa’id ee wadajirka ay u qabteen ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ku dhawaaqday in ay samaysanayso lacag u gaar ah

Posted on December 21, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqday in ay bilowday diraasad ku saabaan samaynta lacag iyada u gaar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close