Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo aano qabiil loo dilay

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa askar ka tirsaneyd ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo aano qabiil ahaan loogu dilay nawaaxiga degaanka… Sii akhri

Posted on December 27, 2024December 27, 2024 by News Office

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Eritrea oo shir ku yeeshay magaalada Asmara

Posted on December 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtay Muqdisho kadib markii uu wada-hadallo Asmara kula yeeshay dhiggiisa Eritrea Isaias… Sii akhri

In ka badan 80 xildhibaan oo cambaareeyay xayiraadda Villa Somalia saartay duullimaadyada Jubaland

Posted on December 26, 2024December 26, 2024 by News Office

In ka badan 80 mudane oo ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyay xayiraadda… Sii akhri

Israa’iil oo weriyaal iyo dad rayid ah ku laysay

Posted on December 26, 2024December 26, 2024 by News Office

Ciidamada Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo shan weriye ku dilay weerar lagu qaaday baabuur ay… Sii akhri

Eritrea: Xiriirka ayaan u jaraynaa Soomaaliya hadday marin badeed siiso Iroobiya

Posted on December 25, 2024 by News Office

Dowladda Eritrea ayaa ku hanjabtay in ay xiriirka u jari doonto Soomaaliya haddii dowladda Xasan Sheekh marin badeed Itoobiya ka… Sii akhri

Dagaal culus oo saaka ka socda qabalaha Dacawaley ee dowlad degaanka Soomaalida DDS

Posted on December 25, 2024 by News Office

Wararka ka imaanaya qabalaha Dacawaley oo ka tirsan degmada Xarshin ee gobolka Faafan ee dowlad degaanka Soomaalida DDS ayaa sheegaya… Sii akhri

Puntland: Dagaal beeleedkii ka dhacay degmada Xarfo oo Xabbad-joojin buuxda laga gaaray

Posted on December 24, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in Xabbad-joojin buuxda laga gaaray Dagaal beeleedkii maalmo ka hor ka dhacay degmada Xarfo ee Gobolka… Sii akhri

Soomaaliya oo Masar la gashay heshiis cusub oo gaarsiisan heer istiraatiijiyeed

Posted on December 24, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo xalay bayaan soo saartay ayaa shaacisay in ay heshiis iskaashi oo gaarsiisan heer istiraatiijiyeed la gashay dowladda… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Netanyahu oo raja ka muujiyay sii deynta La-haystayaasha Israa’iil ee Gaza ku xiran

Posted on December 24, 2024 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in horumar laga gaaray wadahadallada socda ee lagu doonayo in lagu sii daayo… Sii akhri

Villa Somalia oo diyaaradihii Rakaabka ka joojisay magaalada Kismaayo

Posted on December 24, 2024December 24, 2024 by News Office

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa saaka oo Talaado ah joojisay dhammaan diyaaradihii Rakaabka u qaadi jiray magaalada Kismaayo. Wararka ayaa sheegaya… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close