Wasiir ka tirsan Hirshabeelle oo laga helay Coronavirus
Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay in wasiiru-dowlaha Cadaaladda Hirshabeelle laga helay cudurka Coronavirus kadib baaritaan lagu sameeyay. Wasiirka xanuunka laga… Sii akhri
Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa shaaciyay in wasiiru-dowlaha Cadaaladda Hirshabeelle laga helay cudurka Coronavirus kadib baaritaan lagu sameeyay. Wasiirka xanuunka laga… Sii akhri
Ciidanka Booliiska dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Jimce ah xiray qaar kamid ah masaajidda magaalada Muqdisho, si looga feejignaado… Sii akhri
Magaalada Muqdisho waxa maanta ka dhaqan-galay ay bandow maalinimo oo dowladdu ku soo rogtay gadiidka dadweynaha sida gawaarida Caasiga iyo… Sii akhri
Wasiirka Warfaafinta Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey, oo xalay Saxaafadda u akhriyay warbixinta guddiga Puntland u qaabilsan ka hortagga cudurka… Sii akhri
Guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland, ayaa mudda laba bilood ah ku kordhiyay wakhtiga loo asteeyay soo dhamaystirka… Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya, ayaa walaac xooggan ka muujisay faafidda cudurka Coronavirus oo laga cabsi qabo in uu si xawliya… Sii akhri
Booliiska dowlad goboleedka Galmudug, oo ay weheliyaan cutubyo ka tirsan Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya ee NISA,… Sii akhri
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xalay dib ugu laabtay magaalada dhuusamareeb kadib kadib socdaal… Sii akhri
Dowladda Imaraadka Carabta, ayaa maanta oo Arbaco ah Puntland soo gaarsiisay agab caafimaad, oo loogu tala-galay xakamaynta cudurka Coronavirus. Agabkaasi… Sii akhri
Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Go’aano Cusub oo ku aadan Waxbarashada sannad… Sii akhri