Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Shuute oo amray in Nolol iyo Geeri mid lagu keeno Dadkii ka dambeeyay wixii ka dhacay Wanlaweyn

Guddoomiyaha Maxkamadda Derejada Kowaad ee Ciidamada Qalabka Sida G/sare Xassan Cali Nuur Shuute, oo warbaahinta kula hadlay Degmada Wanlaweyn ee… Sii akhri

Posted on April 8, 2020April 8, 2020 by News Office

Faahfaahinta qarax xalay ka dhacay Boosaaso

Posted on April 8, 2020April 8, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa qarax miino oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa… Sii akhri

Boqorkii Cuudka ee Xudeydi oo u geeriyooday Coronavirus

Posted on April 8, 2020April 8, 2020 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa Magaalada London ku dhintay, fannaan, laxamiiste, abwaan Axmed Ismaaciil Xuseen ‘Xudaydi, oo loo yaqaannay Boqorkii… Sii akhri

Maraykanka oo shaaciyay in uu dilay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on April 7, 2020April 7, 2020 by News Office

Militariga Maraykanka ayaa shaaciyay  in ay 2-dii bishaan April duqayn diyaaradeed ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Qoraal… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Guddiga Gurmadka Gardafuu

Posted on April 7, 2020April 7, 2020 by News Office

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland  Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe kulan kula qaatay Guddiga Gurmadka ee… Sii akhri

Ciidamo loo diray Gaalkacyo iyo madaxweyne Deni oo ku wajahan

Posted on April 7, 2020April 7, 2020 by News Office

Cutubyo ka tirsan ciidamada Booliiska iyo Daraawiishta Puntland oo aad u hubaysan, ayaa ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka… Sii akhri

Booliiska Puntland oo xalay Garoowe ku gubay ilaa 14 Jawaan oo Qaad ah

Posted on April 7, 2020April 7, 2020 by News Office

Taliska Booliiska Puntland, ayaa xalay duleedka magaalada Garoowe ku gubay  ilaa 14 Jawaan oo Qaad ah, kuwaasi oo si sharci-darro… Sii akhri

Xassan Sheikh oo baaq Nabadeed ka soo saaray dagaal beeleedyo ka dhacay Wanlaweyn iyo duleedka Kismaayo

Posted on April 7, 2020April 7, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna hoggaamiyaha Xisbiga UPD ayaa ka hadley dagaal beeleedyada ka dhacaya degaannada duleedka… Sii akhri

Puntland oo mudda kadib aqoonsatay madaxweyne Qoor Qoor

Posted on April 6, 2020April 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo Caawa hadal jeediyay ayaa muujiyay in uu aqoonsaday madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi… Sii akhri

Deni oo sheegay in Qaadku yahay gudbiyaha ugu daran ee Coronavirus

Posted on April 6, 2020April 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo Caawa hadal ka jeediyay xarunta madaxtooyada Garoowe, ayaa si faahfaahsan uga hadlay khatarta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close