Wasiiru dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle oo u geeriyooday Coronavirus
Alle ha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiiru dowlihii Caddaaladda Hirshabeelle, ahaana xildhibaan ka tirsan maamulkaas Khaliif… Sii akhri
Alle ha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiiru dowlihii Caddaaladda Hirshabeelle, ahaana xildhibaan ka tirsan maamulkaas Khaliif… Sii akhri
Qoraal ay soo saareen saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayay ku sheegeen in ay ku bogaadinayaan dowladda Soomaaliya dedaallada ay… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka… Sii akhri
Ciidamada Booliiska Puntland ayaa hawlgallo ay ka sameeyeen Degaanka Ceeldaahir ee gobolka Bari waxay ku soo qabteen Xirmooyin Qaad ah… Sii akhri
Guddiga ka hortaga iyo wacyi-gelinta cudurka Coronavirus ee Puntland, ayaa ku amray Laamaha Amniga Puntland in ay hubiyaan dhaqangalka dhammaan… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Wasiirkii hore ee Xannaanada Xooolaha Puntland, marxuum Axmed… Sii akhri
Wararka ka imaanayaa gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in dagaal beeleed xooggan uu saaka oo sabtiya ka socdo degaan-xeebeedka Waqa-deriya oo… Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle, ayaa ku baaqday in dhammaan la karantiilo mas’uuliyiintii iyo dadkii kale ee la kulmay xildhibaan… Sii akhri
Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo loo gaystay mid kamid ah Nabaddoonada Muqdisho.… Sii akhri
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa haatan shaacisay in maanta oo keliya 9 qof oo horleh laga helay cudurka Coronavirus. Wasaaradda… Sii akhri