Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Kiisaska Xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya oo gaartay 436 bukaan

Guddiga  ka hortagga COVID-19 ee dowladda Federaalka Soomaaliya , ayaa xaqiijiyay in 5 oo kamid ah dadkii laga helay cudurka… Sii akhri

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Xirmooyin Jaad ah oo mar kale lagu gubay caasimadda Garoowe

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Booliiska Puntland, ayaa xalay caasimadda Garoowe ku soo bandhigay xirmooyin Jaad ah, oo laga soo qabtay xaafadaha kala… Sii akhri

Puntland: Dableey hubaysan oo dil ka gaystay gobolka Sanaag

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya jidka u dhexeeya tuulooyinka Midigale iyo Cawsane ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaas ay saaka dil… Sii akhri

Cumar Finish oo ka faala qaaday Nolosha Qoyskii ay ka baxeen laba marxuum oo lagu dilay Muqdisho

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Cumar Finish ayaa  guryahooda ku booqday qoysaskii ay ka baxeen… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay in ay weerar ku qaadday Xarunta XALANE ee magaalada Muqdisho

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Kooxda Al-shabaab ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ay waaberkii hore ee saaka weerar madaafiic ah ku qaadday… Sii akhri

Dil Argagax leh oo ka dhacay Boosaaso

Posted on April 25, 2020April 26, 2020 by News Office

Ilo’ wareedyo ku sugan Boosaaso, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in saaka Boosaaso lagu dilay marxuum Cumar Maxamed Yuusuf,… Sii akhri

Kiisaska Xanuunka COVID-19 ee Soomaaliya oo gaaray 390 qof

Posted on April 25, 2020April 25, 2020 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa shaacisay in maanta oo keliya xanuunka COVID-19 laga helay 62 bukaan oo cusub, kuwaaas oo 18… Sii akhri

Xildhibaano heer Federaal ah oo taageeray Heshiisyadii ka kala dhacay Galmudug iyo Jubaland

Posted on April 25, 2020April 25, 2020 by News Office

Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya, oo ku sugan magaalada Garoowe, ayaa bogaadiyay Heshiisyada laga gaaray khilaafaadkii Siyaasadeed… Sii akhri

Hay’adda TIKA oo Kaalmo banii’aadanimo gaarsiisay in ka badan 1000 Qoys oo ku nool jabuuti

Posted on April 25, 2020April 25, 2020 by News Office

Hay’adda Iskaashiga u qaabilsan waddanka Turkiga ee magaceeda loo soo gaabiyo TIKA ayaa Jimcihii shalay shaacisay in ay kaalmo banii’aadanimo… Sii akhri

Soomaaliya iyo Kuwayt oo ka wada-hadlay Xakamaynta COVID-19

Posted on April 25, 2020April 25, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xassan Cali Khayre iyo Ra’iisul Wasaaraha dowladda kuwayt, Sheikh Sabaax Khaalid Al-xamdi Ala-Sabaax, ayaa xalay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close