Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliiska Soomaaliya oo shaaciyay in la qabtay askari dad Rayid ah ku dilay Muqdisho

Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in xabsiga la dhigay askari Booliis ah oo xalay laba qof oo… Sii akhri

Posted on April 25, 2020April 25, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya oo amartay in dadku guryahooda ku tukadaan

Posted on April 25, 2020April 25, 2020 by News Office

Wasaaradda Awqaafka iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo saartay awaamiir ku aadan sida bulshadu ay u oogayaan salaadaha… Sii akhri

Xog: Madaxweyne Farmaajo oo xilka ka qaadaya Taliyaasha Booliiska iyo Militariga

Posted on April 24, 2020April 24, 2020 by News Office

Ilo-wareedyo ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka gaabsaday in magacyadooda la xigto, ayaa Puntland Post u… Sii akhri

Madasha Xisbiyada Muqdisho oo soo dhaweeyay dib u Heshiisiinta ka dhacday Galmudug iyo Jubaland

Posted on April 24, 2020April 24, 2020 by News Office

Madasha Xisbiyada ka dhisan magaalada Muqdisho ee la baxay Xisbiyada Qaran, ayaa bogaadiyay Heshiisyada laga gaaray khilaafaadkii Siyaasadeed ee ka… Sii akhri

Somaliland oo si ku meel gaar ah u joojisay Qaadka

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

Xukuumadda Somaliland, ayaa maanta oo Khamiis ah shaacisay in ay si ku meel gaar ah u joojisay ka ganacsiga iyo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo la heshiiyay Muraacaradkii Jubaland ee Xiddig iyo Seeraar

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam iyo Golaha la baxay Isbeddel-doonka Jubaland, oo ay hoggaamiyaan Cabdinaasir Seeraar iyo Cabdirashiid… Sii akhri

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo ka wada-hadlay ka hortaga iyo xakamaynta COVID-19

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

Sida ay sheegtay madaxtooyada Soomaaliya madaxweyne Farmaajo ayaa  khadka Taleefonka kula hadlay madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan. Qoraal ka soo… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in aysan soo gaarin Lacagtii dowladda Federaalku u fasaxday dowlad goboleedyada

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa xaqiijisay in aysan waxba ka soo gaarin lacag min hal malyan ah oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay… Sii akhri

Puntland: Bukaanno looga shakiyay COVID-19 oo la karantiilay

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

Guddiga ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 ee Puntland ayaa xalay shaaciyay in la karantiilay 7 ruux oo looga shakiyay… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamanka Soomaaliya oo ku geeriyooday Jabuuti

Posted on April 23, 2020April 23, 2020 by News Office

XIldhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo ka tirsanaa Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close