Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo xilka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidanka Booliiska Gen Muxiyadiin

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse. Dikteeto… Sii akhri

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

Madaxweyne Deni oo xilka qaadis ku sameeyay Taliye xigeennadii Booliiska Puntland

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilka qaadis ku sameeyay Taliye ku xigeennadii kowaad iyo saddexaad ee Ciidanka Booliiska… Sii akhri

Puntland oo Maamul cusub u dhistay Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

Xildhibaannada Golaha Degaanka Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu, oo shalay liiskooda la shaaciyay kadib markii la soo dhammaystiray xulistooda, ayaa… Sii akhri

Dableey hubaysan oo dil iyo dhac ka gaystay Gobolka Sanaag oo la soo qabtay

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

Laamaha Amniga Puntland ayaa nawaaxiga degaanka Buraan ee Gobolka Haylaan ku qabtay laba kamid ah dableey hubaysan oo shalay dil… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegatay in ay saraakiil Ajnabiya ku dileen gudaha xarunta XALANE

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

Kooxda Al-shabaab ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in afar sarkaal oo Ajnabiya ay ku dhinteen duqeymo Al-shabaab la… Sii akhri

Askari ka tirsan dowladda Federaalka oo dad Rayid ah ku laayay Afgooye

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya uu… Sii akhri

Mooshino iska horjeeda oo ka socda Hirshabeelle

Posted on April 27, 2020April 27, 2020 by News Office

In ka badan 60 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa mooshin ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamanka Maamulkaas Sheikh… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dikreeto uu maanta oo Axad ah soo saaray xilkii kaga qaaday Agaasimaha Waaxda Maamulka… Sii akhri

Puntland oo shaacisay kiisas cusub oo COVID-19 ah

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Guddiga Xukuumadda Puntland u qaabilsan ka hortagga iyo wacyi-gelinta xanuunka COVID-19 ayaa caawa shaaciyay in maanta oo keliya gudaha Puntland… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo xilka ka qaaday laba kamid ah Guddoomiye ku xigeennada Gobolka Banaadir

Posted on April 26, 2020April 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaajo, ayaa dikreeto uu soo saaray xilka ka qaaday Guddoomiyihii ku xigeenka Maamulka iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close