Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Suuqa Bakaaraha Muqdisho oo COVID-19 laga buufiyay

Waaxda Caafimaadka iyo Gurmadka Deg-dega ee Dowlada Hoose ee Xamar ayaa xalay howlo buufin ah oo loogu hortagayo Cudurka safmareenka… Sii akhri

Posted on May 1, 2020May 1, 2020 by News Office

Bukaankii u horreeyay oo xanuunka COVID-19 ugu geeriyooday Puntland

Posted on May 1, 2020May 1, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa xaqiijisay in bukaankii ugu horreeyay gudaha Puntland ugu geeriyooday xanuunka COVID-19  sida ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka. Marxuumka… Sii akhri

Guddoomiye Tuulax oo kormeer lagu hubinayo Amniga ku tagay Degmada Hilwaa

Posted on May 1, 2020May 1, 2020 by News Office

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax)  ayaa howla kormeer ah ku tagay xaafadaha kala… Sii akhri

Qarax ka dhacay degmada Marka

Posted on May 1, 2020May 1, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya  magaalada Marka ee gobolka Shabeelleha hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay qarax Khasaaro geystay.  Qaraxa… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Nabadoonada gobolka Karkaar

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo weli ku sugan magaalada Qardho, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka… Sii akhri

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamanka Puntland oo Fadhi aan Caadi ahayn ka yeeshay Xaaladda Qardho

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah Fadhi aan caadi ahayn ka yeeshay Waxyeellada… Sii akhri

Kiisaska COVID-19 ee laga helay Soomaaliya oo kor u dhaafay 600 oo ruux

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Coronavirus waxay ku xaqiijisay in la diiwaan geliyay 19 xaalado… Sii akhri

Faroole, Gaas iyo Jurile oo ku baaqay in xukuumadda Puntland looga dambeeyo gurmadka Qardho

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Madaxweynayaashii hore ee Puntland, Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole, oo uu weheliyo Senetor Jurile oo ka tirsan Aqalka Sare ee… Sii akhri

Digniin laga soo saaray Roobab mahiiggaana oo ku soo wajahan Puntland

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Puntland ayaa Maanta oo Khamiis digniin ka soo saartay Roobab Mahiiggaana oo sida Wasaaraddu sheegtay ku… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo Gurmad deg deg ah u diraysa magaalada Baardheer oo uu ku fatahay Webiga Jubba

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey xaaladda binu aadantinimo ee ka dhalatay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close