Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo faahfaahin ka bixisay Dagaalkii xalay ka dhacay duleedka Gaalkacyo

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland Axmed Muuse Nuur, oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa faahfaaahin ka… Sii akhri

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by News Office

Madaxweyne Deni oo kormeeray xarumaha uu ka socdo Gurmadka Qardho

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo ku jooga Qardho, ayaa maanta kormeeray xarumaha uu ka socdo Gurmadka… Sii akhri

Puntland oo ciidamo xooggan gaysay goobihii xalay lagu dagaallamay

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by News Office

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland, oo ka baxay magaalada Gaalkacyo, ayaa saaka isku fidiyay degaanka Teerage oo ku yaalla… Sii akhri

Xiisad dagaal oo saaka ka aloosan magaalada Gaalkacyo

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by News Office

 Ciidamo ka soo jeeda Galmudug ayaa xalay  weerar ku soo qaaday degaanka Teerage ee galbeedka magaalada Gaalkacyo waxaana halkaas  ka… Sii akhri

Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo ku dagaallamay duleedka Gaalkacyo

Posted on May 3, 2020May 3, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Teerage oo dhanka galbeed kaga beegan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xalay… Sii akhri

Kiisaskii ugu badnaa COVID-19 oo maanta Puntland laga helay

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland, ayaa caawa shaacisay in maanta oo keliya 12 bukaan, oo horleh laga helay xanuunka COVID-19 Wasiirka… Sii akhri

Puntland oo dib u bilwoday baaritaannada COVID-19 kadib maalmo hakad ku yimid

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa maanta oo sabtiya dib u bilowday baaritaannada lagu samaynayo dadka looga shakisanyahay xanuunka COVID-19 kadib maalmo kooban… Sii akhri

Puntland oo ka digtay khatar kale oo soo food saartay Shacabka Qardho

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Wasiirka Haweenka Puntland Aamina Cismaan Xaaji Jaamac, oo ka tirsan guddi-hoosaadka qaabilsan Qorshaynta iyo Arrimaha Banii’aadanimada Gurmadka Magaalada Qardho, oo… Sii akhri

Maxaa ka jira in weli dad lagu la’yahay Fatahaaddii Qardho?

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Sida ay horay u sheegtay warbaahinta Puntland Post, waxaa dhammaan dib laga helay dadkii lagu la’aa fatahaaddii ka dhacday magaalada Qardho… Sii akhri

Puntland oo ka digtay xanuuno halis ah oo ka dhalan kara Fatahaaddii Qardho

Posted on May 2, 2020May 2, 2020 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa digniin ka soo saartay nadaafad-darro baahsan oo ka dhalatay daadadkii ku fatahay magaalada Qardho kuwaas… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close