Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Puntland oo shaacisay in Dowladda Soomaaliya Hal Milyan oo Dollar ku bixisay Gurmadka Qardho

Gudigha Sare ee Dowladda Puntland u qaabilsan Gurmadka Fatahaada Magaalada Qardho, oo xalay warbaahinta kula hadlay Qardho, ayaa ka warbixiyay… Sii akhri

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Daadad ku soo rogmaday Ceeldaahir oo xannibay isu-socodka gaadiidka

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Daadad xooggan oo xalay ku soo rogmaday togga degaanka Ceeldaahir ee gobolka Bari kadib roobabka gu’ga oo saacadihii u dambeeyay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo Shir ka yeeshay Arrimaha dalka

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo mas’uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska, iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Jubaland oo war ka soo saaray Fatahaado ka dhacay Baardheere iyo Jaziiradda Madhawo

Posted on April 30, 2020April 30, 2020 by News Office

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeeyay fatahaadaha ka dhacay guud ahaan Dalka gaar ahaana saameyn ku… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo dallacsiiyay dhammaan ciidankii u gurmaday Shacabka Qardho

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga magaalada Qardho, ayaa maanta kormeeray Xarunta Tababarada Ciidamada ee… Sii akhri

Qardho: Waddooyinkii Fatahaadda ku xirmay oo dib loo furayo

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by News Office

Guddiga gurmadka magaalada Qardho, ayaa bilaabay hawl-galo lagu baneynaayo wadooyinka iyo goobaha ay xireen daadadku, si dib loogu furo isu-socodka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay guddiga gurmadka Qardho

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-gudoomiyey kulan looga hadlayey saamaynta balaaran ee ay ku yeesheen roobabkii daadadka watay… Sii akhri

Dadweynaha Garoowe iyo Boosaaso oo gurmad u diray Qardho

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by News Office

Gurmadii ugu horreeyay oo ka yimid magaalada Boosaaso, ayaa saaka soo gaaray degmada Qardho, halkaas oo uu ka socdo gurmadka… Sii akhri

Dhammaan dadkii lagu waayay Fatahaaddii Qardho oo nolol lagu helay

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, ayaa sheegaya in dhammaan dib laga helay dadkii lagu la’aa fatahaaddii… Sii akhri

Siyaasi Jebiye oo $45,000 oo Dollar ugu deeqay gurmadka Qardho

Posted on April 29, 2020April 29, 2020 by News Office

Siyaasiga Soomaaliyeed ee Maxamuud Khaliif Xassan jebiye, ayaa shaaciyay in uu lacag dhan $45,000 oo Dolllar kaga qayb-qaadanayo, gurmadka loo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close