Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ra’iisul wasaare Khayre oo amar siiyay Guddiga Qaran ee xakameynta COVID19

Shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19 oo xalay ka qabsoomay isgaarsiinta Internet-ka, ayaa waxaa Shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka… Sii akhri

Posted on May 8, 2020May 8, 2020 by News Office

Barakac xooggan oo ka socda Beledweyne

Posted on May 8, 2020May 8, 2020 by News Office

Dadkii ugu badan ee ku nool  Beledweyne ayaa saakay ka barakacaya Magaalada ka dib markii wabiga shabeelle uu fatahaad ka… Sii akhri

Webiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay tuulooyinka hoos yimaada degmada Mahadaay

Posted on May 8, 2020May 8, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada dhexe, ayaa sheegaya in saacadihii u dambeeyay halkaas uu fatahaad ka sameeyay… Sii akhri

Jubaland oo mamnuucday xirashada Niqaabka

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by News Office

Dowlad goboleedka Jubaland ayaa digniin adag ka soo saartay xirashada indha-shareerka dumarka ee loo yaqaan Niqaabka. Qoraal maanta oo Khamiis… Sii akhri

Wasiirkii Waxbarashada Jubaland oo geeriyooday

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by News Office

Wasiirkii Waxbarashada dowlad goboleedka Jubaland Macalllin Maxamed Ibraahim ayaa dalka Hindiya ku geeriyooday sida uu xaqiijiyay madaxweyne Axmed Madoobe oo… Sii akhri

Puntland: Kiisaska Xanuunka COVID-19 oo sii kordhaya

Posted on May 7, 2020May 7, 2020 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa xalay shaacisay in 13 bukaan oo cusub laga helay xanuunka COVID-19 kadib baaritaan shalay lagu sameeyay… Sii akhri

Guurti Axmed Cali Salaad oo geeriyooday iyo Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay

Posted on May 6, 2020May 6, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaciisa, kan Goleyaasha Dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa  ka tacsiyeeyay… Sii akhri

QM oo ka hadashay diyaaraddii ku dhacday Bardaale

Posted on May 6, 2020May 6, 2020 by News Office

Ku-xigeenka wakiilka gaarka ah ee xogyaha guud ee QM u qaabilsan Arrimaha isku xirka bani’aannimada ee Soomaaliya, Adam Cabdelmowla ayaa… Sii akhri

Go’aammo ka soo baxay DF iyo dowlad goboleedyada oo saameyn doonin Puntland

Posted on May 6, 2020May 7, 2020 by News Office

Imtixaanka Shahaadiga ah ee dowladda Puntland, ayaa la xaqiijiyay in aysan wax saamayn ah ku yeelan doonin, go’aanno shalay ka… Sii akhri

Guddi ka tirsan Galmudug oo gaaray degaanka Bacadweyne

Posted on May 6, 2020May 6, 2020 by News Office

Guddigii uu madaxweynaha Galmudug u magacaabay u gurmadka degaannada daadadku sameeyeen aya xalay gaaray degaanka Bacadweyne ee Koonfurta gobolka mudug… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close