Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

In ka badan 90 Tuulo oo ku baaba’ay fatahaad ka dhacday Degmada Luuq

Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo  Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku teedsanaa jiinka Webiga… Sii akhri

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by News Office

Puntland oo sheegtay in ay qabatay madaxii Daacish u qaabilsanaa dilalka iyo qaraxyada gobolka Bari

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Ciidanka Amniga Puntland ee PSF, ayaa ayaa faahfaahin dheeriya ka bixiyay, hawlgal saaka ka dhacay magaalada Boosaaso, oo ay ku… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo bogaadiyay Ciidankii fashiliyay weerarkii Argagixisada Daacish

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo muuqaal laga soo duubay isagoo ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,… Sii akhri

Malayshiyaad hubaysan oo weeraray gaadiidkii Gurmadka Gardafuu

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Malayshiyaad hubaysan oo u dhashay degaanka, ayaa maanta oo Sabtiya nawaaxiga degmada Baargaal ku weeraray, gaadiid waday agab dhisme oo… Sii akhri

Boosaaso: Ciidamada Puntland oo fashiliyay weerar Argagixiso

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheeegaya in halkaas uu maanta ka dhacay iska hor-imaad kooban… Sii akhri

Taliyihi Booliiska Dhusamareeb oo shaaciyay sababta uu isu casilay

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Taliyihii Booliiska magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, oo xalay warbaahinta la hadlay, ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkaasi, kadib… Sii akhri

Ciidamada Itoobiya ee aan ka tirsanayn AMISOM oo la xaqiijiyay in ay soo rideen diyaaradii African Express

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Warbixin loo diray Xafiiska Kakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira, ayaa lagu xaqiijiyay in… Sii akhri

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo gaaray Degaano ay ku dagaalameen Laba Beelood

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug ee laga soo doorto Degmada Cadaado ayaa shalay booqday Degaanka Qalaanqale oo dhowaan dagaallo ku… Sii akhri

Madaxweyne Waare oo kulan la qaatay Guddiga ka hortagga COVID-19 ee Hirshabeelle

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga ka hortagga xanuunka COVID-19 ee maamulkaas. Kulanka… Sii akhri

Ra’iisul Wasaaraha Malaysia oo codka Kalsoonida loo qaadayo

Posted on May 9, 2020May 9, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha dalka Malaysia Muhyiddin Yassin ayay baarlamaanka dalkaasi u qaadi doonaan codka kalsoonida 18-ka bishan May, xilli uu ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close