Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Waare oo kulan hab muuqaal ah la qaatay Xubo ka tirsan Beesha Caalamka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca khadka… Sii akhri

Posted on May 12, 2020May 12, 2020 by News Office

Jubaland oo shaacisay in ay Mowqif adag ka qaadan doonto Dowladda Soomaaliya

Posted on May 12, 2020May 12, 2020 by News Office

Golaha Amniga Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa xalay kulan deg deg ah ka yeeshay Qalalaase Siyaasadeed oo sida ay sheegeen in… Sii akhri

Askar ka tirsan Ciidamada Puntland oo hub la baxsaday

Posted on May 12, 2020May 12, 2020 by News Office

Askar ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland ee ku sugan buuraleyda Af-Urur ee gobolka Bari, ayaa la xaqiijiyay in ay la… Sii akhri

Puntland oo ka warbixisay kulankii ay la qaateen Ra’iisul wasaare Khayre iyo Beesha Caalamka

Posted on May 11, 2020May 11, 2020 by News Office

Warbixin kooban oo ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa faahfaahin looga bixiyay kulan maqal iyo muuqaal… Sii akhri

Deni iyo Khayre oo Beesha Caalamka kala hadlay Dardar Gelinta Gurmadka Qardho

Posted on May 11, 2020May 11, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta oo Isniin ah shir-guddoomiyay, kulan looga hadlayay isku dubaridka u gurmashada… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo ku hanjabtay in ay beegsan doonto Ciidamada Gen. Haftar

Posted on May 11, 2020May 11, 2020 by News Office

Dowladda Turkiga ayaa Axaddii sheegtay in ay beegsan doonto  ciidamada Jeneral Khalifa Haftar, haddii ay sii socdaan weerarada ka dhanka… Sii akhri

Kumaandooska Soomaaliya oo laayay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo ajnabi ku jiro

Posted on May 11, 2020May 11, 2020 by News Office

Ciidamada Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Isniin ah shaaciyay, in ay hawlgal qorshaysan ku dileen saddex sarkaal oo… Sii akhri

Shakhsiyaad lagu tuhunsanyahay Daacish iyo Al-shabaab oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on May 11, 2020May 11, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in Laamaha Amniga gobolka Bari ay xabsiga dhigeen ilaa saddex ruux, oo looga… Sii akhri

Deni iyo Qoor Qoor oo khadka Taleefonka kaga wada-hadlay xiisad ka aloosan Gaalkacyo

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay in magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, uu ka socdo dadaal mugleh oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Khayre oo amray fududaynta kharashka ku baxaya dadaallada ku wajahan fatahaadda Beledweyne

Posted on May 10, 2020May 10, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa Wasaaradda Maaliyadda ku amray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada ku wajahan fatahaadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close