Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay magaca horjooge sare oo ay ka dishay Al-shabaab

Ciidamada Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay hawlgal gaar ah ku dileen horjooge sare oo ka tirsanaa malayshiyaadka… Sii akhri

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by News Office

Roob dabaylo wata oo waxyeello ka gaystay degmada Buurtinle

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by News Office

Roobab dabaylo wata oo xalay ka da’ay degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal, ayaa dhulk la simay guryo ka samaysan coosh… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre oo amray in gurmad deg deg ah lala gaaro degaanada ay saameeyeen Fatahaadaha

Posted on May 14, 2020May 14, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,  oo guddoomiyay kulan looga hadlay Xaaladda bini’aadninimo ee Beledweyne iyo gobalka Shabeellada Dhexe,… Sii akhri

Xisbiga Hayaan oo deeq raashin iyo gogol ah gaarsiiyay Gurmadka Qardho

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Deeqdaan raashinka ah oo ka kooban bur, bariis, sonkor, timir, caano, saliid iyo sharaab looguna talagalay in la gaarsiiyo dadka… Sii akhri

Muqdisho: Rag lagu helay dilka Taliyihii Ciidanka Gorgor oo dil toogasho lagu xukumay

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Maxkamadda Derejada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa maanta oo Arbaco ah dil toogasho ku xukuntay, laba nin… Sii akhri

Gungumihii Carruurka ku laayay Miyiga Xiingalool oo la dilay

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Gungume nooca halista badan ah oo xalay laba carruur ah ku cunay miyiga degmada Xiingalool ee gobolka Haylaan ayaa goor… Sii akhri

xaaladda Xanuunka COVID-19 ee degaannada Hirshabeelle oo kaga warbixiyay

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Wasiirka wasaaradda Caafmaadka dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Maxamed  oo  shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaas ayaa… Sii akhri

Axmed Madoobe oo sheegay in Jubaland cagta saartay toobiye ku jihaysan dib u-heshiisiin

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo xalay hadal ka jeediyay magaalada Kismaayo, ayaa sheegay in dadka Reer Jubaland… Sii akhri

Gungume halis ah oo carruur ku laayay Miyiga Xiingalool

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Miyiga magaalada Xiingalool ee Gobolka Haylaan ayaa sheegaya in halkaas uu bahal-hoose ku cunay laba carruuro walaalo… Sii akhri

Ganacsade Caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Posted on May 13, 2020May 13, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa kasoo baxaysa marxuum xalay  fiidkii lagu dilay Xaafad ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Marxuumka oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close