Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Baarlamanka Soomaaliya oo war ka soo saaray Kuraasta la wareejiyay Degaan Doorashadooda

Guddoomiyaha Guddiga wadajirka ah ee dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka Federaalka Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay… Sii akhri

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by News Office

Farmaajo oo hambalyeeyay Danjire Abukar Baalle oo loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa u hambalyeeyay shacabka iyo Goleyaasha Dowladda, kaddib markii Safiirka Soomaaliya ee Qaramada… Sii akhri

Dagaal ka dhacay Degmada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by News Office

Dagaal u dhexeeya Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee… Sii akhri

Soomaaliya oo gudbisay codsi ku aaddan Xubinimada Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay

Posted on June 30, 2020June 30, 2020 by News Office

Dowladda Soomaaliya, ayaa gudbisay codsi ku aaddan xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey. Kulan Hambalyo ah oo dhexmaray Madaxweyne Farmaajo,… Sii akhri

Puntland oo ka baaqatay Shirkii Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa si rasmiya uga baaqsatay Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Dalka oo sida qorshaysan 5-ta bisha… Sii akhri

Faroole: Madaxweyne Farmajo Bumbo ayuu ku dhex tuuray Aqalka sare

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland, haatanna ah Senetor ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole),… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo Maanta Kulan deg deg ah ka yeelanaya Matalaaddii la siiyay Gobolka Banaadir

Posted on June 29, 2020June 29, 2020 by News Office

Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa Maanta oo Isniin ah Kulan deg deg ah ka yeelanaya Matalaadda Siyaasadeed ee la siiyay… Sii akhri

UNSOM oo soo dhowaysay Warbixintii Xaliima Yareey

Posted on June 28, 2020June 28, 2020 by News Office

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM, ayaa soo dhoweeyay Warbixintii ay Shalay Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ka… Sii akhri

Xassan Sheikh oo sheegay in Warbixinta Xaliima Yareey laga dheehan karay mudda kordhin

Posted on June 28, 2020June 28, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa Maanta oo Axad ah  ka hadlay, Go’aankii shalay Xildhibaanada Aqalka Hoose ee… Sii akhri

Bannaan-baxyo lagu taageerayo Matalaadda Gobolka Banaadir oo Muqdisho ka socda

Posted on June 28, 2020June 28, 2020 by News Office

Waxaa saaka oo Axad ah Magaalada Muqdisho ka socda Bannaan-baxyo lagu taageerayo go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ay shalay ku ansixiyeen… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close