Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada Amniga Puntland oo fashiliyay falal argagixiso oo laga abaabulayay Boosaaso

Ciidamada Amniga Gobolka Bari ayaa sida wararku sheegayaan maanta fashiliyay falal argagixiso oo laga abaabulayay gudaha Boosaaso. Saraakiil ka tirsan… Sii akhri

Posted on January 6, 2025 by News Office

Bulshada Rayidka Puntland iyo Galmudug oo baaq nabadeed ka soo saaray colaadda galbeedka Mudug

Posted on January 6, 2025 by News Office

Ururrada bulshada rayidka ah ee Puntland iyo Galmudug ayaa si wadajir ah baaq nabadeed uga soo saaray colaad beeleedda ka… Sii akhri

Israel oo duqaysay marinka Gaza dhinacna kala xaajoonaysa Xamaas

Posted on January 6, 2025January 6, 2025 by News Office

Ciidamada Israel ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo ugu yaraan todobo falastiiniyiin ah ku dilay Rafah iyo… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay Puntland ku garab istaagto dagaalka Argagixisada

Posted on January 5, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay Howlgalka geesinimada leh ee ciidamada difaaca dowladda Puntland… Sii akhri

Puntland iyo Galmudug oo Maanta Shir ka yeeshay Nabadaynta galbeedka Mudug

Posted on January 5, 2025 by News Office

Maanta oo taariikhdu tahay January 05, 2024 waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka dhacay shir muhiim ah oo… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo xilka u kala wareejiyay Wasiirada Deegaanka iyo Qoyska

Posted on January 5, 2025January 5, 2025 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah xilalka ugu kala wareejiyey Wasiirrada Wasaaradaha Deegaanka… Sii akhri

Sheekh Shariif, Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo digniin u jeediyay ganacsatadii laga iibiyay dhulkii danta guud ee Muqdisho

Posted on January 5, 2025 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Khayre iyo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa… Sii akhri

Antony Blinken oo booqashadii u danbaysay ku tegeya Yurub iyo Aasiya

Posted on January 5, 2025January 5, 2025 by News Office

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykabka Antony Blinken ayaa maanta oo Axad ah ay u billaabmeysaa, booqashadi u danbeysay ee uu dal… Sii akhri

Mas’uuliyiinta Puntland oo Shir ka yeeshay Taakulaynta Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada

Posted on January 4, 2025January 4, 2025 by News Office

Shir ku saabsan Adkaynta Amniga guud iyo garab istaaga Hawlgalka Cirib-tirka Argagixisada Puntland ayaa maanta lagu qabtay Caasimadda Garoowe. Shirkani… Sii akhri

Galmudug oo ku baaqday in xabbad-joojin laga sameeyo colaad beeleeda galbeedka Mudug

Posted on January 4, 2025 by News Office

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa baaq nabadeed ka soo saaray colaad beeleedda dhawaanahan ka aloosan galbeedka Gobolka Mudug. Guddoomiyaha Gobolka Mudug… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close