Booliska Puntland oo hawlgal culus ku qaaday kooxaha dhirta guba ee dhuxusha ka shida
Ciidamada Booliska dowladda Puntland, oo kaashanaya odayaasha degaanka ayaa hawlgal lagu burburinayo hogo-dhuxuleed ka sameeyay tuulooyinka Xarka-dheer iyo Habar-hunbulle oo… Sii akhri