Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweynaha Somaliland oo Tababar u soo xiray Ciidamo horleh

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Salaaso ah tababar usoo xiray cutubyo ka tirsanĀ  ciidamada kala duwan ee… Sii akhri

Posted on July 21, 2020July 21, 2020 by News Office

Duqayn iyo Dagaal ka dhacay Buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari

Posted on July 21, 2020July 21, 2020 by News Office

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Puntland iyo Malayshiyaadka Daacish ayaa Maanta oo Talaado ah ka dhacay nawaaxiga Tuulada Timirshe oo hoos… Sii akhri

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

Posted on July 21, 2020July 21, 2020 by News Office

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamed (Filish) ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyey guddoomiyihii maamulka degmada… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ku dhiirraday dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah

Posted on July 21, 2020July 21, 2020 by News Office

Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa markii u horraysay ku dhiirraday dhismaha Maxkamadda Dastuuriga ah, oo muhiim u ah hirgelinta Hannaanka… Sii akhri

Colaad beeleed ka jirtay Degaanka Horufadhi oo Heshiis laga gaaray

Posted on July 21, 2020July 21, 2020 by News Office

Degaanka Horufadhi oo ka tirsan Gobolka Cayn ee Puntland waxaa Shalay Heshiis Nabadeed ku gaaray laba beelood oo horay ugu… Sii akhri

Dhuusamareeb: Kulan xalay dhexmaray Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo natiijo la’aan ku dhammaaday

Posted on July 21, 2020July 21, 2020 by News Office

Magaalada Dhuusamareeb, waxaa Xalay goor dambe ku soo dhammaaday Kulan Saacado badan qaatay ,oo halkaasi ku dhexmaray Madaxda Dowladda Federaalka… Sii akhri

Kulankii kowaad ee Shirka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Dhuusamareeb ka furmay

Posted on July 20, 2020July 20, 2020 by News Office

Kulankii kowaad ee Shirka Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka, ayaa Maanta oo Isniin ah si rasmiya uga… Sii akhri

Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz oo isbital la dhigay

Posted on July 20, 2020July 20, 2020 by News Office

Boqorka 84 jirka ah ee dalka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa la dhigay isbital ku yaalla magaalada caasimadda ah ee… Sii akhri

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Sharciga Doorashada ee uu Baarlamaanka ansixiyey waa sharci dadban

Posted on July 20, 2020July 20, 2020 by News Office

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Siyaasiyiinta mucaaradsan Villa Somalia, ayaa sheegay in Sharciga Doorashooyinka ay ansixiyeen… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Dhuusamareeb kula kulmay Ururada Bulshada Rayidka ah

Posted on July 20, 2020July 20, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ururada Bulshadda Rayidka ah ee Soomaaliyeed. Ururada Bulshadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close