Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Madaxweyne Deni oo sheegay in la dhammeeyay Khilaafkii Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Khudbad ka jeediyay Shirkii Xalay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ugu soo… Sii akhri

Posted on July 23, 2020July 23, 2020 by News Office

Axmed Madoobe oo amaan iyo mahadcelin u jeediyay Farmaajo

Posted on July 23, 2020July 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo xalay Khudbad kooban ka jeediyay Shirkii Dhuusamareeb ku soo xirmay ayaa amaan iyo mahadcelin… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyay Shirkii Dhuusamareeb

Posted on July 23, 2020July 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ee… Sii akhri

War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Magaalada Dhuusamareeb

Posted on July 22, 2020July 22, 2020 by News Office

Shirkii Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada Dalka uga socday Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, ayaa laga soo saaray… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo hay’adaha ugu baaqay in loo gurmado dadka ay fatahaadu saameeyeen

Posted on July 22, 2020July 22, 2020 by News Office

Wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in Wabiga Shabeelle uu fatahaado darran ka… Sii akhri

Maraynka oo shaaciyay in uu duqayn ku dilay xubno ka tirsan Daacishta Soomaaliya

Posted on July 22, 2020July 22, 2020 by News Office

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee AFRICOM ayaa sheegay in ay fuliyeen duqeyn ka dhan ah kooxda Daacish ee Soomaaliya… Sii akhri

Golah Shacabka Soomaaliya oo ansixiyay Wax ka bedelka Sharciga Xisbiyada Dalka

Posted on July 22, 2020July 22, 2020 by News Office

Kulankii Maanta oo Arbaco ah ay yeesheen Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Maxamed Mursal Sheikh… Sii akhri

Khasaraha ka dhashay Dagaal xooggan oo dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Daacish

Posted on July 22, 2020July 22, 2020 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay dagaal xooggan oo gelinkii hore ee Shalay ka dhacay Degaanka Timirshe… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in loo gurmado Dadka ay saamaysay Fataahadda Webiga Shabeelle

Posted on July 22, 2020July 22, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ka walwalsanyahay nolosha qoysaska ku dhibaateysan degmada Afgooye iyo… Sii akhri

Axmed Madoobe oo xildhibaanada Baarlamanka ku matala Jubaland ku marti qaaday Kulan looga tashanayo Masiirka Dalka

Posted on July 21, 2020July 21, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa Hoyga uu ka degganyahay Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Xildhibaannada labada Aqal… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close