Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Hoggaamiyaha mucaaradka Tanzania oo xabsiga loo taxaabay

Booliska wadanka Tanzania ayaa xabsiga dhigay hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka, kadib markii lagu eedeeyay in uu huriyay muran ka… Sii akhri

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

Karaash iyo Xijaar oo kulan ku yeeshay Garoowe

Posted on November 2, 2020November 2, 2020 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Qasriga Madaxtooyada Graoowe  ku qaabilay Taliyaha Ciidamada Booliska… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka oo dhagax dhigey dib-u-dhiska Wasaaradaha Cadaaladda iyo Diinta

Posted on November 2, 2020November 2, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo dhagax dhigey dib-u-dhiska iyo dayactirka dhismaha Wasaaradaha… Sii akhri

XOG: Mooshin ay wadeen xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Puntland oo fashilmay

Posted on November 2, 2020November 2, 2020 by News Office

Ilo wareedyo kala duwan, oo diiday in magacyadooda la xigto, ayaa warbaahinta Puntland Post u xaqiijiyay, in uu fashil ku… Sii akhri

Ciidamada Daraawiishta Puntland oo hawlgal ku tegay degaan dhowaan lagu arkay Al-shabaab

Posted on November 2, 2020November 2, 2020 by News Office

Wararka ka imanaaya Gobolka Sanaag, ayaa ku warramaya in Ciidamada Daraawiishta Puntland ay hawlgal qorshaysan gelinkii dambe ee Shalay ku… Sii akhri

Al-shabaab oo bayaan ka soo saartay weerarada ka socda Faransiiska

Posted on November 1, 2020November 1, 2020 by News Office

Kooxda Al-shabaab ayaa bayaan ay soo saartay ku bogaadisay weerarro argagixiso oo maalmihii u dambeeyay ka dhacayay gudaha dalka Faransiiska,… Sii akhri

Khasaare ka dhashay Iska hor-maad ka dhacay Muqdisho

Posted on November 1, 2020November 1, 2020 by News Office

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa is rasaasayn kooban oo saaka ka dhacday gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaanna nawaaxiga Isgoyska Dabka.… Sii akhri

Kumaandooska DANAB oo hawlgal qorshaysan ku burburiyay saldhiyo Al-shabaab

Posted on November 1, 2020November 1, 2020 by News Office

Saraakiisha Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa laga soo xigtay in ay hawlgal qorshaysan ku burburiyeen fariisimo dhawr ah oo… Sii akhri

Weerar kale oo ka dhacay Faransiiska

Posted on November 1, 2020November 1, 2020 by News Office

Nin hubaysan ayaa xalay Baaderi ku dhaawacay kaniisad ku taalla magaalada Lyon waddanka Faransiiska, sida laga soo xigtay Booliiska dalkaasi.… Sii akhri

Sheekh Shariif oo ku wajahan Jowhar

Posted on November 1, 2020November 1, 2020 by News Office

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sh Axmed iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close