Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Karaash oo buriyay Warqad ka soo baxday Wasiirka Ganacsiga Puntland

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland, ahna Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan(Karaash), ayaa buriyay warqad ka soo baxday Wasiirka Ganacsiga Puntland,… Sii akhri

Posted on October 31, 2020October 31, 2020 by News Office

Xildhibaan Cali Xoosh oo lagu soo dhoweeyay Garoowe

Posted on October 31, 2020October 31, 2020 by News Office

Waxaa maanta oo Sabtiya Garoowe soo gaaray Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh, oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya,… Sii akhri

Degaanno ka tirsan Puntland oo xalay roobsaday

Posted on October 31, 2020October 31, 2020 by News Office

Roobab mahiiggaan ah, ayaa xalay ka da’ay degaanno badan oo ka tirsan Karkaar iyo Nugaal, kuwaas oo qaarkood aysan hore… Sii akhri

Nairobi: Xukunno adag oo lagu riday Soomaali ku lug-yeeshay Weerarkii Westgate Mall

Posted on October 31, 2020October 31, 2020 by News Office

Maxkamad ku yaalla dalka Kenya, ayaa Jimcihii shalay xukunno kala duwan ku ridday, laba eedaysane oo loo haysto in ay… Sii akhri

Dhul giriir sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay dalka Turkiga

Posted on October 31, 2020October 31, 2020 by News Office

Ugu yaraan 12 ruux ayaa geeriyootay, 522 qof oo kalena waa ku dhaawacmeen kaddib markii dhul gariir xooggan Jimcihii ku… Sii akhri

Xildhibaannada cusub ee Hirshabeelle oo maanta la dhaarinayo

Posted on October 31, 2020October 31, 2020 by News Office

Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa lagu waddaa in maanta ay ka dhacdo munaasabad lagu dhaarinayo xildhibaannada cusub… Sii akhri

140 Muhaajiriin ah oo ku dhintay Xeebta Senegal

Posted on October 30, 2020October 30, 2020 by News Office

Ugu yaraan 140 muhaajiriin ah oo ku sii jeeday Yurub ayaa ku dhintay xeebta Senegal,ka dib markii Dooni ay la… Sii akhri

Madaxweynaha Somaliland oo kulan xus iyo mahadnaq ah ku maamuusay duuliye Sare Axmed Dheere

Posted on October 30, 2020October 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa munaasabad xus iyo maamuus ah u qabtay duuliye sare Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Turkiga

Posted on October 30, 2020October 30, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya… Sii akhri

Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo ansixiyay Miisaaniyad-sannadeedka 2021

Posted on October 30, 2020October 30, 2020 by News Office

Golaha cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021, oo uu ku jiro… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close