Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Booliiska oo soo bandhigay laba nin oo qirtay dilka gabar maydkeeda laga helay Boosaaso

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Bari, ayaa si rasmiya u shaaciyay in gacanta lagu dhigay nin, oo ku eedaysan dilka gabar… Sii akhri

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Guddoonka Baarlamanka Hirshabeelle oo maanta la dooranayo

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Xildhibaannada Baarlamanka Hirshabeelle, ayaa lagu wadaa in ay maanta oo Arbaco ah Jowhar ku doortaan Guddoonka cusub ee Baarlamanka labaad… Sii akhri

Goobihii ugu horreeyey ee codbixinta doorashada Mareykanka oo xirmay

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Goobaha codbixinta ayaa bilaabanaya in ay xirmaan dalka Mareykanka fiidnimada Talaadada, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriga Donald Trump iyo ninka la tartamaya… Sii akhri

Ilhaan Cumar oo mar kale dib loogu doortay Aqalka Kongarayska Maraykanka

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Ilhaan Cumar oo ah Gabadha keliya ee Soomaaliyeed, oo ka tirsan Golaha Wakiilada Maraykanka, ayaa saacado ka hor dib loo… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Soomaaliya oo la kulantay Madaxa Q.Midoobay ee Arrimaha Haweenka

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahin ayaa xafiiskeeda ku qaabishay madaxa hay’adda Qaramada… Sii akhri

Shirka Banbaxa Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

Shirka Banbaxa Golaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku saabsan dardargelinta qorsheyaasha Xukuumadda  hortabinta u leh, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka, amniga, kordhinta… Sii akhri

Madaxweynihii Hirshabeelle oo is casilay

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

Madaxweynihii dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmiya u shaaciyay in uu xilka iska casilay sida ku cad… Sii akhri

Musharaxiinta Guddoonka Barlamaanka Hirshabeelle Oo Khudbado Jeedinaya

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

 Mudanayaasha  Baarlmaanka cusub ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ayaa Maanta kulankii labaad ku yeelanaya Magaalada Jowhar. Kulankaas ayaa waxaa khudbado ka… Sii akhri

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Austria

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

Booliska waddanka Austria ayaa weli waxa uu baadigoobayaa ugu yaraan hal qof oo eedaysane ah kaddib markii dhowr toogasho ay… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dilay sarkaal ka tirsan Al-Shabaab iyo ilaaladiisa

Posted on November 3, 2020November 3, 2020 by News Office

Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka sida gaarka ah utababaran kumaandooska soomaaliya ay  ka fuliyeen degmada Sablaale ee gobolka shabeelada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close