Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Waa maxay Ajandaha Golaha Shacabka ee maanta?

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo sabti ah kulankoodii  caadiga ahaa ku yeelanaya Xaruntooda Villa Hargeysa ee… Sii akhri

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Puntland oo soo dhowaysay Qaxooti ka soo cararay dalka Yemen

Posted on November 6, 2020November 6, 2020 by News Office

Mas’uuliyiinta Waaxda Daryeelka Bulshada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladda Puntland, ayaa Gelinkii dambe ee Shalay Dekedda Boosaaso ku soo dhoweeyay… Sii akhri

Xildhibaannada Baarlamanka Puntland oo la fasaxay mudda saddex maalmood ah

Posted on November 6, 2020November 6, 2020 by News Office

Mudanayaasha Golaha Wakiilada Dowladda Puntland, ayaa fasax la geliyay mudda saddex maalmood ah, si ay u soo akhriyaan Xeerka Isgaarsiinta… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Kormeeray xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom

Posted on November 6, 2020November 6, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom, isagoo ku boggaadiyay… Sii akhri

Lafta Gareen oo magacaabay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed

Posted on November 5, 2020November 5, 2020 by News Office

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen, ayaa maanta oo Khamiis ah magacaabay Guddi-hoosaadka heer Dowlad Goboleed, ee Arrimaha… Sii akhri

Wararki ugu danbeeyay ee Doorashada Mareykanka

Posted on November 5, 2020November 5, 2020 by News Office

Qofna wali kuma guuleysan doorashadi madaxtinimo ee Talaadadi ka dhacday dalkan Mareykanka, sababo la xiriira tirinta codadka lagu soo diray… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka heer Federaal

Posted on November 5, 2020November 5, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa saaka oo Khamiis ah magacaabay Guddiga Doorashooyinka heer Federaal iyo Guddiga… Sii akhri

Mas’uul ka tirsan Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on November 5, 2020November 5, 2020 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay waqooyiga Gaalkacyo ku dilay marxuum Cabdinuur Maxamed Cabdulle, oo ka tirsanaa Dowladda Hoose ee Gaalkacyo. Laamaha… Sii akhri

Maxkamadda Boosaaso oo dil ku xukuntay laba nin oo kufsi iyo dil u gaystay gabar yar

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Boosaaso, ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil ah ku ridday, laba nin oo lagu… Sii akhri

Guddoonka Baarlamanka Hirshabeelle oo la doortay

Posted on November 4, 2020November 4, 2020 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka cusub ee HirShabeelle, ayaa maanta  doortay guddoomiyaha Baarlamanka Maamulkaas iyo labadiisa ku xigeen. Guddoomiyaha Baarlamanka, ayaa loo doortay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close