Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

In ka badan 9 malyan oo qarka u saaran in ay ku bara-kacaan dagaalka Gobolka Tigray ee Ethiopia

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 9 milyan oo qof ay halis ugu jiraan in ay ku barakacaan dagaalka ka socda… Sii akhri

Posted on November 8, 2020November 8, 2020 by News Office

Madaxweyne Deni oo soo gaabiyay safarkiisi dibadda sababa la xiriira mooshinka ka socda Garoowe

Posted on November 8, 2020November 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo gaabiyay safar uu ku joogay magaalada Dubai ee xarunta Ganacsiga Imaaraatiga Carbeed,… Sii akhri

Mooshin culus oo ku soo laba-kacleeyay Baarlamanka Puntland

Posted on November 8, 2020November 8, 2020 by News Office

Waxa mar kale dib u soo laba-kacleeyay, mooshin abaabulan oo dhowaan laga keenay labada Guddoomiye ku xigeen ee Baarlamanka Puntland,… Sii akhri

Puntland oo u hambalyaysay Madaxda cusub ee loo doortay Maraykanka

Posted on November 8, 2020November 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee loo doortay Maraykanka Joe Biden iyo ku… Sii akhri

Jadwalka Doorashada Madaxtinimada Hirshabeelle oo la shaaciyay

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Guddiga Doorashada Madaxtinimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, ayaa maanta oo Sabti ah shaaciyay Jadwalka Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle.… Sii akhri

Baarlamanka Itoobiya oo ansixiyay go’aan dowlad ku meel gaar ah loogu dhisayo Ismaamulka Tigreega

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Itoobiya ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay go’aan dowlad kumeel gaar ah loogu dhisayo is-maamulka… Sii akhri

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid Guddgii uu xalay magacaabay Ra’iisul wasaare Rooble

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi, ayaa ka horyimid Guddi-hoosaadka qaabilsan Dooorashooyinka xubnaha Baarlamanka ee laga… Sii akhri

Dagaal ka dhacay degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu xalay ka dhacay dagaal u dhexeeya Ciidanka… Sii akhri

Ku-simaha duqa Muqdisho oo kormeeray Waddooyin ay ka socdeen dib u habeyn

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Xasan Iimaan ayaa xalay kormeeray waddooyinka waa-weyn ee… Sii akhri

Ayax xaalufiyay beero ku yaalla gobolka Shabeellaha hoose

Posted on November 7, 2020November 7, 2020 by News Office

Ayax diigaanyo ah oo gaaray gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku habsaday beero ku yaalla gobolka, gaar ahaan degmada Wanlaweyn iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close