Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay Qaxootiga Itoobiya ka cararaya

Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobe ee UNHCR, ayaa sheegtay in dadka Qaxootiga ee ka baxsanaya dagaalka waqooyiga itoobiya ay sii kordhayaan.… Sii akhri

Posted on November 25, 2020November 25, 2020 by News Office

Dagaal beeleed culus oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Posted on November 25, 2020November 25, 2020 by News Office

Dagaal culus oo u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed, ayaa saacadihii la sooo dhaafay ka dhacay degaanka Nagaarta, oo ka tirsan… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan saagootin ah loogu sameeyay Baydhabo

Posted on November 25, 2020November 25, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka qeyb galay xaflad isugu jirtay casho sharaf iyo sagootin oo… Sii akhri

Dad kale oo Soomaaliya ugu geeriyooday xanuunka COVID-19

Posted on November 25, 2020November 25, 2020 by News Office

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in xanuunka Karoona ay  u… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyaysay Geerida Marxuum Khaliif Ciise Mudan

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Ra’iisulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xussen Rooble, ayaa tacsi udiray dhammaan dadka Soomaaliyeed geeridii ki timid Taliyhihii hore ee ciidamada… Sii akhri

Puntland oo ka tacsiyaysay Geerida Gen. Khaliif Ciise Mudan

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya magaciisa, kan Dowladda iyo kan shacabka Puntland… Sii akhri

Taariikhda Gen. Khaliif Ciise Mudan

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Gen. Khaliif Ciise Mudan, waxa uu sannadii 1953-dii ku dhashay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, waxaana uu Waxbarashadiisii hoose… Sii akhri

Wasiirkii hore ee Amniga Puntland oo geeriyooday

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Deni, ayaa Puntland Post u xaqiijiyay, Geerida Wasiirkii hore ee Amniga dowladda Puntland Gen. Khaliif… Sii akhri

Xog: Deni oo diiday Codsi uga yimid Musharrixiinta ku shirsan Muqdisho

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Madaxweyne Deni, ayaa si cad u diiday codsi uga yimid musharrixiin ku shirsan Muqdisho, kuwaas oo ka dalbaday  in uu… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uga warbixiyay xaaladda Soomaaliya

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaare Rooble oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay u jeediyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa sheegay in howlaha doorashooyinku marayaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close