Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

PMPF oo Kaamamka Boosaaso ka daad-gureeyay boqollaal Barakacayaal ah

Ciidanka Ilaalada Xeebaha dowladda Puntland ee PMPF, ayaa xalay kaamamka Barakacayaasha Boosaaso ka daad-gureeyay, boqollaal Barakacayaal ah oo kaamamkii ay… Sii akhri

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Madaxweyne Farmaajo oo dowladda Ethiopia ku taageeray dagaalka Tigreega

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Dowladda Ethiopia, ayaa war ka soo saartay socdaal lama filaan ah, oo uu shalay Muqdisho ku tegay La-Taliyaha Amniga Qaranka… Sii akhri

James Swan oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey xaaladda Soomaaliya

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa warbixin ku saabsan xaaladda guud ee Soomaaliya ka siiyay Golaha Ammaanka ee… Sii akhri

Biden oo ku dhawaaqay xubno maamulkiisa cusub ka howl-galaya

Posted on November 24, 2020November 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha la doortey ee Mareykanka Joe Biden ayaa Antony Blinken u magacaabay in uu noqdo xog-hayaha arrimaha dibadda ee maamulkiisa… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo abaal-mariyay shaqaalaha Wasaradda Duulista Hawada

Posted on November 23, 2020November 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay… Sii akhri

Puntland oo guddi u magacowday La tacaalidda Duufaanta GATI

Posted on November 23, 2020November 23, 2020 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan karaash, ayaa guddi u magacaabay xaaladda ka dhalatay duufaanta… Sii akhri

Netanyahu ‘oo booqasho sir ah ku tegay’ Sacuudiga

Posted on November 23, 2020November 23, 2020 by News Office

Warbaahinta Israel ayaa maanta ku warramay in ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu uu booqasho sir ah Axaddii ku tegay Saudi Arabia,… Sii akhri

Khasaare culus oo ka dhashay dabaylaha ku dhuftay Xaafuun

Posted on November 23, 2020November 23, 2020 by News Office

Ugu yaraan shan ruux, ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, lix kalena waa ku dhaawacmeen, kadib markii Roob dabayl… Sii akhri

Roob mahiiggaan ah oo ka da’aya Boosaaso

Posted on November 23, 2020November 23, 2020 by News Office

Roob mahiiggaan ah oo aan wax dabayl ah wadan, ayaa saaka oo Isniin ah ka da’aya magaalada Boosaaso ee xarunta… Sii akhri

Qoor Qoor oo la kulmay musharrixiinta doorashada 2020/2021 ee ka soo jeeda Galmudug

Posted on November 23, 2020November 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa xalay Casho sharfeed u sameeyay qaar kamid ah musharrixiinta xilka madaxtinimada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close