Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha dalka

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha xukumadda federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Xeer-nidaamiyaha sharciga shirkadaha… Sii akhri

Posted on December 27, 2020December 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhoweeyay Garoowe

Posted on December 27, 2020December 27, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo Axad ah soo gaaray… Sii akhri

Guddiga lagu muransanyahay ee heer Federaal oo shaaciyay Habraacyada doorashada Aqalka sare

Posted on December 27, 2020December 27, 2020 by News Office

Guddiga lagu muransanyahay ee Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyay Habraacyada Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare iyo iyo foomamka ay… Sii akhri

Xukuumadda Puntland oo go’aanno adag ka soo saartay xakamaynta Sicir-bararka

Posted on December 26, 2020December 26, 2020 by News Office

Xukuumadda Puntland, ayaa mar kale soo saartay go’aanno lagu xakamaynayo sicir-bararka iyo qiima dhaca Shiling Soomaaliga ee ka taagan degaannada… Sii akhri

Puntland oo ka hadashay muddaharaadkii Garoowe

Posted on December 26, 2020December 26, 2020 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay muddaharaad Rabshado watay, oo maanta ka dhacay Garoowe, kaas oo… Sii akhri

Puntland oo xannibtay dhammaan Akoonada degmada Gaalkacyo

Posted on December 26, 2020December 26, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa xannibaad ku soo rogay dhammaan Xisaabaadka Dowladda Hoose ee Gaalkacyo ku leedahay… Sii akhri

Puntland: Duqa Gaalkacyo oo shaqada laga joojiyay laguna bilaabay baaritaan musuq maasuq

Posted on December 26, 2020December 26, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa maanta oo Sabtiya shaqa-joojin ku sameeyay Duqa degmada Gaalkacyo ee xarunta… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo beenisay Hadal ka soo yeeray Ex. Ra’iisul wasaare Khayre

Posted on December 26, 2020December 26, 2020 by News Office

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, oo marti ku ahaa barnaamij dood ah, oo ka baxa Telefishinka dowladda,… Sii akhri

Muddaharaad looga cabanayo Sicir-bararka iyo diidmada Shiling Soomaaliga oo ka dhacay Garoowe

Posted on December 26, 2020December 26, 2020 by News Office

Muddaharaad xooggan, oo looga cabanayo sicir-bararka iyo diidmada Lacagta Shilinga Soomaaliga ah, ayaa maanta oo Sabtiya ka dhacay magaalada Garoowe… Sii akhri

Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin ku eedaysan saaxirnimo

Posted on December 26, 2020December 26, 2020 by News Office

War ka soo baxay Al-shabaab ayaa lagu sheegay in ay dil toogasho ah ku fuliyeen nin lagu helay danbi saaxirnimo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close