Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Dowladda Ethiopia oo ku dhawaaqday doorasho Baarlamaani ah

Dowladda Ethiopia ayaa shaacisay in ay  doorashada Baarlamaanka dalkaas qaban doonto 5-ta June ee sanadka 2021. Xisbiga Prosperity ee uu… Sii akhri

Posted on December 26, 2020December 26, 2020 by News Office

Jaah-wareer ka taagan Suuqyada Garowe kadib markii laga diiday Shiling Soomaaliga

Posted on December 25, 2020December 25, 2020 by News Office

Suuqyada Garoowe, waxa saaka oo jimce ah ka taagan jaah-wareer xooggan, oo salka ku haya isticmaalka iyo socod-siinta Lacagta Shiling… Sii akhri

Midowga Murashixiinta oo war ka soo saaray Shirkii Puntland iyo Galmudug

Posted on December 25, 2020December 25, 2020 by News Office

Golaha Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa bogaadiyay dadaalka Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ku doonayaaan xallinta muranka ka taagan Arrimaha Doorashada heer… Sii akhri

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ku baaqay in Muqdisho Xoog looga saaro Madaxweyne Farmaajo

Posted on December 24, 2020December 24, 2020 by News Office

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo xalay hadal ka jeediyay madal ay ku kulmeen Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa ku… Sii akhri

Fannaankii weynaa ee Cabdi Cali Bacalwaan oo geeriyooday

Posted on December 24, 2020December 24, 2020 by News Office

Fannaankii Soomaaliyeed Cabdi Cali Bacalwaan, ,ayaa xalay goor dambe ku geeriyooday isbitaal ku yaalla waddanka Jarmalka sida laga soo xigtay… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Xeer Madaxweyne ku dib dhigay Ansixinta Wax ka beddelka Dastuurka

Posted on December 24, 2020December 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka… Sii akhri

Joe Biden oo magacaabay xoghayaha Waxbarashada Maraykanka

Posted on December 24, 2020December 24, 2020 by News Office

Madaxweynaha dooran ee waddanka Mareykanka Joe Biden, ayaa shalay Xoghayaha Waxbarashada ee Maamulkiisa u magacaabay Miguel Cardona. Mr Biden, ayaa… Sii akhri

Beesha Caalamka oo loogu baaqay in ay Farmaajo u aqoonsato Qaswade Siyaasadeed

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by News Office

Midowga Musharaxiinta Muqdisho, ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer Federaal ku soo saareen… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka lagu muransanyahay oo soo saaray jadwalka Doorashada Aqalka sare

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by News Office

Guddiga lagu muransanyay ee Doorashooyinka heer Federaal, ayaa maanta oo Arbaco ah soo saaray jadwalka Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamanka… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen Biixi iyo Geelle?

Posted on December 23, 2020December 23, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga waddan Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close