Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maraykanka oo duqayn xooggan ka fuliyay Gobolka Shabeellada Hoose

Diyaaradaha dagaalka Maraykanka, ayaa xalay duqayn xooggan ka fuliyay degaanka Kuunya-Barrow oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose. Duqayntaas waxa lala… Sii akhri

Posted on January 2, 2021January 2, 2021 by News Office

Khayre iyo Guuleed oo kulan gaar ah ku yeeshay Garoowe

Posted on January 2, 2021January 2, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaare Xassan Cali Khayre ayaa xalay Garoowe kulan gaar ah kula yeeshay Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay Sharciga Miisaaniyadd dowladda ee 2021

Posted on January 1, 2021January 1, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixiyey… Sii akhri

Dowladda Ingiriiska oo si rasmiya uga baxday Midowga Yurub

Posted on January 1, 2021January 1, 2021 by News Office

Dowladda Ingiriiska, ayaa xalay si rasmiya uga baxday Midowga Yurub oo ay ka tirsanayd mudda ku dhow 50-sano. Kadib 11… Sii akhri

Kiki Gbeho oo loo magacaabay ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

Posted on December 31, 2020December 31, 2020 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres, ayaa Qoraal uu soo saaray ku magacaabay ku xigeenka cusub ee Wakiilka Qaramada… Sii akhri

Ururka Iskaashiga Islaamka oo cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay Cadan

Posted on December 31, 2020December 31, 2020 by News Office

Bayaan kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka Dr. Yuusuf bin Axmed ayaa lagu cambaareeyay qaraxyadii kooxaha argagixisadu… Sii akhri

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shir dib u heshiisiin ka furay Jowhar

Posted on December 31, 2020December 31, 2020 by News Office

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Jowhar ka furay shir dib u heshiisiineyd oo loo qabtay labo beelood oo wada… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Garoowe ka daah-furay Madasha Aragti wadaaga Heritage

Posted on December 30, 2020December 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa Galabta xarunta Jaamacadda PSU ee Garoowe ka daahfuray Shirka  Madasha Aragti wadaagga ee… Sii akhri

Xog: Waa kuma mas’uulka Somaliland u soo wakiilatay Shirka Garoowe?

Posted on December 30, 2020December 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Shirka Madasha Heritage ee Garoowe u soo wakiishay, La-taliye sare oo ka tirsan Xafiiskiisa,… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabay guddi aas Qaran u sameeya Marxuum Dowlad

Posted on December 30, 2020December 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddi u magacaabay aaska Qaranka ee loo samaynaayo Alle naxariistii Janno haka waraabiyee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close