Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidanka PSF oo war ka soo saaray hawlgal ay ku qaadeen kooxda Daacish ee buuraleyda Gobolka Bari

Ciidanka Amniga Puntland ee loo yaqaan PSF, ayaa shaaciyay in ay hawgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxda Daacish ay… Sii akhri

Posted on January 4, 2021January 4, 2021 by News Office

Madaxweyne Farmaajo iyo Lafta Gareen oo Villa Somalia ku kulmay

Posted on January 4, 2021January 4, 2021 by News Office

Madaxweyne Farmaajo, ayaa xalay kulan gaar ah xarunta Madaxtooyada Villa Somalia kula yeeshay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta… Sii akhri

Dowladda oo joojisay in Hubka lala galo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Posted on January 3, 2021January 3, 2021 by News Office

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta  soo saartay Amar ku aadan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Wasaaradda… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray Taliska Balli-doogle ee Shabeellada Hoose

Posted on January 3, 2021January 3, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka gaaray xerada Balli-doogle ee Gobolka Shabeellada… Sii akhri

Taliska DANAB oo war ka soo saaray hawlgal ay ku burburiyeen xarumo Al-shabaab

Posted on January 3, 2021January 3, 2021 by News Office

Taliska Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB, ayaa war ka soo saaray hawlgal qorshaysan oo ay saacadihii la soo dhaafay ka… Sii akhri

Al-shabaab oo xaqiijisay in gebi ahaanba la burburiyay idaacadoodii Al-Furqaan

Posted on January 3, 2021January 3, 2021 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa si rasmiya u xaqiijiyay in dowladda Maraykanku ay Jimcihii duqayn xooggan ku burburisay xaruntii idaacadooda Al-Furqaan ay… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo isbitaalka ku booqday dhaawacyada Qaraxii shalay

Posted on January 3, 2021January 3, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ku booqday isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho dhaawacyada howlwadeennadii ka… Sii akhri

Nuxurka War-murtiyeedka Shirkii Garoowe

Posted on January 2, 2021January 2, 2021 by News Office

War-murtiyeed ka kooban lix Qodob ,ayaa Galabta oo Sabti ah laga soo saaray, Shirka Madasha Aragti-wadaagga Soomaalida oo Mac-hadka Heritage… Sii akhri

banaan-bax looga horjeedo dilka wiil Soomaali ah oo ka dhacay Minneapolis

Posted on January 2, 2021January 2, 2021 by News Office

Qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Minneapolis oo careysan ayaa isugu soo baxay goobta uu ka dhacay dil toogasho ah… Sii akhri

Muxu yahay dhaqdhaqaaqa Ciidan ee maalmihii u dambeeyay ka socday Kalshaale?

Posted on January 2, 2021January 2, 2021 by News Office

Ciidanka Daraawiishta Puntland, ayaa maalmihii u dambeeyay dhaqdhaqaaq ciidan ka waday degaanno ka tirsan Gobolka Cayn, si ay hor-istaag ugu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close