Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Maxay ka wada-hadleen Mahdi Guuleed iyo James Swan?

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta oo Talaado ah xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah… Sii akhri

Posted on January 5, 2021January 5, 2021 by News Office

Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo si adag u cambaareeyay dil ay gaysteen Booliiska Puntland

Posted on January 5, 2021January 5, 2021 by News Office

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa si adag u cambaareeyay dilka gabar yar oo 15-sano jir ah, taas oo ku… Sii akhri

Qoor Qoor iyo James Swan oo ka wada-hadlay xallinta muranka Doorashada Soomaaliya

Posted on January 5, 2021January 5, 2021 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo gaaray magaalada Khartuum

Posted on January 5, 2021January 5, 2021 by News Office

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiim Luqmaan ayaa gaaray magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan. Gudoomiyaha waxaa… Sii akhri

Guddiga lagu muransanyahay ee Doorashooyinka heer Federaal oo la kulmay safiir ku xigeenka Talyaaniga

Posted on January 5, 2021January 5, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Guddiga laguu muransanyahay ee Doorashooyinka heer Federaal, Maxamed Xasan Cirro iyo xubno ka tirsan Guddiga, ayaa kulan gaar ah… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan gaar ah ku casumay Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Posted on January 5, 2021January 5, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Talaado ah la kulmo Hoggaamiyaha Xisbiga… Sii akhri

Soomaaliya oo bogaadisay Heshiiska Qatar iyo Sacuudi Carabiya

Posted on January 5, 2021January 5, 2021 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhowaysay bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuweyt ee ku saabsan miro-dhalka dadaallada dib u heshiisiinta Boqortooyada… Sii akhri

Dowladda UK oo safiir cusub u magacowday Soomaaliya

Posted on January 4, 2021January 4, 2021 by News Office

Dowladda Ingiriiska ayaa maanta oo Isniin ah shaacisay in ay safiir cusub u soo magacaabatay Soomaaliya kadib markii la beddelay… Sii akhri

Afghanistan iyo Taliban ayaa dib u bilaabaya wadahadaladii awood qaybsiga

Posted on January 4, 2021January 4, 2021 by News Office

Wakiilo ka kala socda dowladda Afghanistan iyo kooxda Taalibaan ayaa dib u billaabaya wadahadalladoodi ku saabsasaana awood qaybsiga. Kulankaan ayaa… Sii akhri

Qoor Qoor iyo Khayre oo kulan gaar ah ka yeeshay muranka Arrimaha Doorashada

Posted on January 4, 2021January 4, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa xalay hoyga uu ka daganyahay magaalada Garoowe ku qaabilay Ra’iisul… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close