Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo maanta kooxda Daacish ka saaray degaannada Qurac iyo Damdamle

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo maanta hawlgal ka sameeyay buuraha Calmiskaad ayaa gebi ahaanba Argagixisada ISIS ka saaray degaannada Qurac… Sii akhri

Posted on February 20, 2025February 20, 2025 by News Office

Puntland oo si adag uga digtay in colaad beeleedda miyiga gobolka Mudug loo soo raro Gaalkacyo

Posted on February 20, 2025February 20, 2025 by News Office

Dowladda Puntland ayaa soo saartay digniin adag oo ku saabsan in aysan magaalada Gaalkacyo soo gelin ama loo soo rarin… Sii akhri

Booliska Puntland oo qabtay shakhsiyaad si sharci-darro ah u waday dhir geed Quwaax ah

Posted on February 20, 2025February 20, 2025 by News Office

Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal oo xalay hawlgal ka sameeyay magaalada Garoowe ayaa gacanta ku dhigay shakhsiyaad si sharci-darro ah u… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo gebi ahaanba Puntland ka mamnuucay Ajaanibta Sharci la’aanta ah

Posted on February 19, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne ku soo saaray in la joojiyey Ajaaniibta Sharci la’aanta kusoo… Sii akhri

Puntland oo fasaxday Isticmaalka Lacagta $50 Dollar oo aan mudda 4 sano ah laga adeegsan degaannada Puntland

Posted on February 19, 2025February 19, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo Warsaxaafadeed soo saartay ayaa dib u fasaxday isticmaalka Lacagta $50 Dollar ah oo in ka badan 4… Sii akhri

Puntland oo joojisay aqoonsiga nabaddoonnada cusub iyo kuwa beddelka ku yimaada

Posted on February 19, 2025 by News Office

Go’aan ka soo baxay wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland ayay ilaa iyo amar danbe ku joojisay aqoonsiga Nabaddoonada cusub iyo kuwa… Sii akhri

Puntland oo dhawaan bilaabaysa wejiga labaad ee Tarxiilka ajaanibta

Posted on February 19, 2025February 19, 2025 by News Office

Ciidamada Ammaanka Puntland oo sii wada hawlgalka tarxiilka ajaanibta ayaa dhawaan bilaabaya wejiga labaad ee celinta Soogalootiga u dhashay dalka… Sii akhri

Taliska Ciidamada Puntland oo faahfaahin ka bixiyay duqeyn caawa ka dhacday Calmiskaad

Posted on February 18, 2025 by News Office

Taliska Ciidamada difaaca Puntland oo qoraal kooban soo saaray ayaa faahfaahin ka bixiyay duqeyn xooggan oo fiidnimadii caawa laga maqlay… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo dhagax-dhigay laamiga Cawsane iyo Hadaaftimo

Posted on February 18, 2025 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirisaaq Axmed Siciid, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay wajiga labaad ee dhismaha waddada isku… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo dalbaday in laga ururiyo meydadka Daacish oo goob kasta daadsan

Posted on February 18, 2025 by News Office

Saraakiisha Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan furimaha dagaalka Calmiskaad ayaa ka dalbaday hay’adaha dowladda u qaabilsan Fayo-dhawrka in ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close